Afartaas qof ayaa lagu qabtay magaalada Ceelwaaq Kenya oo ka tirsan degmada Mandheera. Dawlada Kenya ayaa shalay ku soo oogtay dacwado kale oo cusub oo gaaraya tiro ahaan 15 la-tuhunsaneyaashaas.
La-tuhunsaneyaashaa ayaa ah 4 dumar ah kuwaasoo markii hore lagu soo oogay dacwad ah inay xubno ka yihiin xarakada Shabaab.
Afartaas...
Ururka Kubadda Cagta ee aduunka ee FIFA ayaa sheegay in Madaxii Hore ee Ururka Sepp Blatter iyo Laba Sarkaal oo Sare oo kale ay Sameysteen Mushaar kororsi iyo lacago ay isku Abaal-mariyeen oo dhan 80-milyan oo Doollar muddo Shan Sannadood ah.
Gar-yaqaanadda FIFA ayaa sheegay in Mr. Blatter, xoghayihii hore...
Maxamed Cali Kalaay oo ah Nin Madow oo Muslin ahaa; Caanna ku ahaa cayaaraha Feerka marar bandanna ku guuleystay ayaa geeriyooday xalay oo jimco ahayd.
Kalaay jiray 74- sano, Wuxuuna ku jiray Maalmahan isbitaal ku yaalla Magaalada Phoenix ee Gobolka Arizona, isagoo Xaaladiisa Caafimaad laga dayrinayay. Feer-yahankan Caanka ka ahaa Caalamka oo...
Xukuumadaha Turkiga iyo Somalia, ayaa Maanta ku kala Saxiixday Muqdisho illaa 10 Heshiis oo isugu jira; kuwo Ganacsi, Maal-gashi iyo Iskaashi Millateri, Waxaana u saxiixay dalka Turkiga Madaxweynahooda, RECAP Tayyip Erdogan, halka Somalia uu u saxiixay Madaxweyne, Xasan SHEEKH Maxamuud.
Heshiisyadan, ayaa waxaa ka mid ah; In dowladda Turkigu ay Mashaariic...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan ayaa maanta Kulan muhiim ah ku yeeshay magaalada Muqdisho.
Labada Madaxweyne ayaa kulankooda uga wada-hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya labada dal, gaar ahaan dhinacyada Amniga, Maal-gashiga, Dhaqaalaha, Culuunta Sayniska, Waxbarashada, Tiknoloojiyadda iyo arrimo kale.
Xasan Sheekh, ayaa dhiggiisa...
Dagaal Culus oo u Dhexeeya laba Beelood oo Wada-dega tuulada Dharkeyn-geenyo oo ku dhawaad 70-KM dhinaca galbeed kaga aaddan Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.
Dagaalkaan oo billowday gelinkii hore ee maanta ayaa illaa inta haatan la og-yahay Waxaa ku geeriyooday Toddoba ruux oo labada dhinac ah, iyadoo ay ku...
Madaxweynaha Dalka Turkiga, Recap Tayyip Erdogan oo uu wehliyo Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si wadajir ah xarigga uga jaray maanta dhismaha Safaaradda Turkiga ee Somalia, taasoo ah safaarada ugu weyn ee uu Turkigu ku leeyahay Calaamka oo dhan.
Xasan Sheekh iyo Recap Erdogan ayaa marka ay xarigga ka...
Naadiyada ka dhissan Magaalada London ee lagu tababaro caruurta ka yar 14ka sano ayaad moodda inay ku soo badanayaan Xaafadaha kala duwan oo ay ka kooban tahay London.
Axadii lasoo dhaafay 29/05/2016 ayaa loo dhigay koob oo ay ku tartameen kooxo gaarayo 6 oo ka kala yimid daafaha magaalada, kuwaas...
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Turkiga, Recap Tayyip Erdogan ayaa goor-dhaw soo gaaray Magaalada Muqdisho, iyadoo amniga guud ee Waddooyinka gala Garoonka Diyaaradaha Muqdisho aad loo adkeeyay.
Haween ku labisan Calanka Somalia ayaa ku sugnaa Waddada Garoonka iyo Midda Aadda Madaxtooyada Somalia, kuwaasoo watay caleemo-qoyan si ay wafdiga u soo dhaweeyaan.
Madaxweynaha...
Wasaaradda arrimaha dibadda Wadanka Maraykanka ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in cabsidii dhinaca argagixisada ahayd ay hadda baah-day oo aanay jirin hal meel oo loogu hagaagayo Argagaxisada.
Warbixinta Sanadle, ayaa lagu sheegay in Ururrada ay Awoodoodii Gaarsiiyeen Gobollo dhawr oo ah oo Caalamka ku yaalla, sida Koonfur-bari Aasiya,...

















