Friday, August 28, 2026
Waxaa shir jaraa’id shalay Muqdisho ku qabtay guddiga Federaalka ah ee Hir-gelinta Doorashooyinka Dadban ee Sannadkan 2016-ka (GFHDD), kaasoo ay ug hadleen qorshaha doorashada la filayo inay dalka ka dhacdo bilaha nagu soo wajahan. Guddomiyaha GFHDD, Avv. Cumar Maxamed C/lle , ayaa sheegay inay shirka jaraa’id ay u qabteen sidii...
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo ay kaga qeybgalayaan shir-madaxeedka 6-aad ee Dalalka Afrika iyo Japan ee TICAD (Tokyo International Cooperation with Africa Development). Dowladda Japan ayaa shirkii ugu horeeyay ee TICAD waxay ku qabatey magaalada Tokyo, sannadkii 1993-kii,...
Taliyaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya, Jen. C/llaahi Gaafoow Maxamuud ayaa ka hadlay maanta Weerarkii ay xalay Al-shabaab la beegsatay Baarka Banaadir Beach oo ku yaalla Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho. Weerarkan oo ahaa mid isugu jira Qarax iyo weerar toos ah ayaa waxaa ku dhintay inta la ogyahay ugu...
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Dr Axmed Cali Daahir iyo taliyaha ciidanka asluubta Soomaaliyeed, Jen. Bashiir Maxmed Jaamac oo uu wehliyo ku xigeenkiisa, Jen. C/kariin Cali Afrax ayaa kormeer ku tagay halka dhismaha xabsi weyn oo laga dhisayo xarunta Taliska Ciidamada Asluubta ee KM-7, iyagoo indha-indheeyay qaybaha uu ka...
Hayada QM ee qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in Soomaali badan oo qaxooti ku ahaa Kenya ay haatan qaarba mar isaga tagayaan Kenya kadib cadaadis kasoo wajahay dhanka ciidamada ammaanka. Saraakiisha ammaanka ee Kenya ayaa sheegay marar badan in la xirayo xeryaha Dhadhaab ayagoo sheegay in sababo ammaanka dartii ah...
Wiil ay ilmo adeer yihiin gabdho Daacish horay ugu biiray ayaa asna loo heystaa iminka eed la xiriidha inuu saaxiibkii ku caawiyay inuu aado Suuriya. Cabdullaahi Jaamac Faarax oo 20 sano jir ah waxaa reerkoodu daggan yahay uuna kunool yahay Mancherster carriga Ingiriiska. Waxaa wararku sheegayaan inuu abuuray bar ay...
Ugu yaraan 10-ruux ayaa ku geeriyooday tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen weerarkii xalay kooxo ka tirsan Al-shbaab ay ku qaadeen Banadir Beach oo ka mid ah baararka Xeebta Liido ku yaalla. Ciidamada Amniga Dowladda Somalia ayaa soo Gaba-gabeeyay Hawlgalka, iyagoo xusay in la dilay kooxihii weerarka soo qaaday,...
Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Somalia, Dr. Bashiir Ciise Cali ayaa sheegay in Bangiga Dhexe laga xaday lacag dhan 5,30,000 oo Doollarka Mareykanka ah, sida ay maanta baahisay Warbaahinga Dowladda Federaalka Somalia. Dr. Bashiir ayaa intaa ku daray inuu falkaas ka dambeeyay mid ka mida Qasnajiyada Bangiga dhexe ee Soomaaliya, kaasoo...
Isbitaalka GMC oo hoostaga jaamacadda Global Science University ayaa waxaa ka socda dadaallo lagu dabiibayo 50 qof oo dhaawacyo kala duwan ay ka soo gaareen qaraxyo horaantii todobaadkan gil-gilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdi xakiin Xaaji Cumar iyo mas’uuliyiin uu kamid yahay gudoomiyaha barlamaanka...
Abaaro Halkii saac iyo barkii salaada cishaha ayaa weerar lagu galey meel ganacsi oo ku taal xeebta Liido,taas oo lagu magacaabo Banaadir beach,halkaas oo aan la ogeyn illaa hada sida ay wax u dhaceen iyo khasaaruhu inta uu la egyahey. Ciidamada amniga ayaa ridaya rasaas isugu jirta yar yar iyo...