Dalka la magac baxey Somaliland ayaa si kulul u cambaareeyey war murtiyeedkii kasoo baxay shirkii urur goboleedka IGAD gaar ahaan Qodobka midnimada soomaaliya iyagoo ku andacoodey in aaney khuseyn aysana metelin shaqsiyaad ay sheegeen in laga cugtey Xamar iyo meelo la mid ah.
Gobolada waqooyi galbeed oo la baxey Somaliland...
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh ayaa maanta ku wajahan degmada Jowhar ee gobolka Shabeellada Dhexe, si uu boorka uga jafo dhisaha maamulka Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe oo dhawaanahan hakad ku jiray, isla markaana ay kasoo horjeesteen duubabka dhaqanka Gobolka Hiiraan qaarkood.
War-murtiyeedkii shalay kasoo baxay shir-madaxeedkii IGAD ayaa waxaa looga dalbaday...
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ka dalbaday xubnaha ururka IGAD inay dardar galiyaan hawlaha ay ugu tala galeen xasilinta dalka Soomaaliya.
Kenya ayaa u aragta Soomaaliya jaar ganacsiyo badan ay ka dhexeyaan waxna ay kala faaiideysan karaan iminka. Wuxuu Uhuru ku ammaanay madaxda Soomaaliya sida ay ugu dadaalayaan wajahida iyo...
Kadib muddo ku dhow 10 maalmood oo diyaaradaha qaadka Kenya ka qaada ee Soomaaliya geeya ay xayiraad saarneyd ayaa haatan waxaa dib loogu fasaxay in ay qaadka geeyaan dalka Soomaaliya mar kale.
Madaxda Kenya iyo Soomaaliya ee shalay Muqdisho uga qeyb qaatay shir madaxeedkii IGAD waxay ku heshiiyeen in xayiraada...
Shirkadda BECO ayaa macaameesheeda waxey u balan qaadeysaa qiimo dhimis aan hore loo arag iyadoo uga faa'iideynaysa Ciidal Adxaa oo ah ciida weyn ee muslimiinta waxeyna qiima dhistani bilaabaneysaa bishan aynu ku jirno ee Septenber.
Hadaba hadii aad caruurta ku canaananjirtey waa maxay dhaldan shidan iyo nalkan iska daaraaran ka...
Kumanaan dadweyne ah ayaa subaxnimadii hore ee saakay u dareeray masaajida magaalada Beledweyne, halkaasoo ay wadda jir ugu ogeen salaada Ciidu-Adxaa oo ah maalin ku weyn guud ahaanba marka la eego dunida muslimka.
Salaada kaddib ayeey culimadu bilaabeen in ay dadka wacdiyaan, isla markaana ku booriyaan in maanta oo kale...
Musharraxa madaxweyne ee Mareykanka, Hillary Clinton, ayaa waxa ku dhacay burakiito, ama oofwareen. War qoraal ah oo la soo saaray kadib markii Clinton ay dhacday xilli ay munaasabad shacab ka qeybgaleysay ayaa arrintaasi lagu xusay.
Sawirro lagu baahiyay internetka waxa ay muujinayaan iyadoo caawiyaheeda uu kortaagan yahay.
Jilbaheeda suun ama xarig...
Maanta ayaa waxaa isugu soo baxay fagaareyaasha dad Muslimiin ah gaar ahaan Soomaali xaafada Islii si ay u tukadaan Ciidul Adxa.
Dadka oo khalikhi Ilaahay ahaa-macnaha aad u tira badnaa isuguna jiray qeybaha bulshada ee kala duwan ayaa buux dhaafshay garoomada iyo masaajida Islii si ay u tukadaan salaada ciida....
Xoogaga Mucaaradka ee diidan dowladda dalkaa ee ay Taageereyso Qaramada Midoobay ee ku sugan magaalada Tripoli ee xarunta waddanka Libya waxay sheegayaan in ay qabsadeen laba dekeddood oo shidaalka laga qaado oo Bariga dalkaas ku yaalla.
Afhayeen u hadlay Sarkaalka fallaagoobay, Khaliifa Xaf-tar ayaa u sheegay Warbaahinta inay xooggagiisa Hadda...
Xisbiyada mucaaradka, ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay go’aankii madaxweynaha ka soo baxay ee lagu kala qaaday labaddii doorasho ee is barkanayd.
Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa si taxadar ku jiro usoo dhoweeyey go’aanka madaxweynaha, isla markaana shuruud ku xidhay muddo kordhin loo sameeyey golaha Wakiiladda, waxaanu soojeediyey...

















