Tuesday, September 8, 2026
Sida lala wada socdo waxaa dalka soomaaliya uu ku jirey sanadihii lasoo dhaafey waxa loogu yeero 4.5 kaas oo meel cidla ah dhigey dad badan oo muwaadiniin ah,waxaana laga dareemayey beel kasta in ay iska dhex sameysey point five kaas oo quus ka gaarsiiyey in aaney waxba ku laheyn...
Maamul-goboleedka Jubbaland, ayaa sheegay inay ku talinayaan inaan dib loogu soo celin Qoxootiga Dhadhaab ku nool deegaanadooda, inta laga helayo adeegyada aasaasiga ah ee ay u baahan yihiin sida; caafimaadka, waxbarashada iyo biyaha. Guddi heer wasiir ah oo dhawana uu magacaabay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam , ayaa booqday xeryaha...
Guddiga hirgelinta Doorashada Dadban ee Somalia, ayaa sheegay in lacagaha laga qaadayo Murashaxiinta u tartamaya Xilalka Aqalka Sare iyo hoose ee baarlamaanka cusub ee Soomaaliya loo isticmaali doono Doorashooyinka. Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka oo u warramayay BBC-da ayaa xusay in dhaqaalaha musharaxiintu ay bixinayaan waxaan u isticmaali doonnaan in aan ku...
QM ayaa sheegtay in ku dhawaad 70,000 oo ka tirsan qaxootiga Soomaalida ah ee Dhadhaab ay muujiyeen rabitaankooda inay doonayaan in Soomaaliya loo celiyo. QM ayaa xogtaa soo saartay shalay Isniintii. 70 kun ayaa ah meel afar meelood markii loo dhigo qaxootiga Soomaalida ah ee ku xareysan xeryaha Dhadhaab. Haataan ayaa...
Khubaro Soomaali ah ayaa sheegay in laga yaabo in wali dib u dhacyo kale ay soo wajahaan doorashooyinka Soomaaliya. Waxay khubaradaasi sheegeen in dib u dhacyadaasi aysan ahayn kuwo laga baaqsan karo hadii Golaha Hoggaanka Qaran uusan arinkaa wax ka qaban. Golahaa ayaa ka kooban 7 xubnoon. Guddiga Doorashooyinka Dadban ayaa...
Wafdigan ka socday Hay'adda culimada Soomaaliya, gudiga Dastuurka ee Barlamaanka, Gudiga Arimaha gudaha ee Barlamaan, Gudiga Xaduudaha qaranka iyo gudiga dib u heshiisinta ayaa tagay magaalada Jowhar si ay ugu   kuur galaan shirka maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe. Masuuliyiintan ayaa tagay holka shirka maamul u sameynta xili ergada...
Isbahaysiga Xisbiyada Siyaasadeed ee Somalia, ayaa kulan ay ku yeesheen Muqdisho kazoo saaray war-saxaafadeed ay kaga hadleen xaaladda dalka iyo dib u dhigidda Doorashooyinka sannadkan 2016-ka dhacaya. Haddaba, AKHRISO War-saxaafadeedka Isbahaysiga Xisbiyada Siyaasaddu ay soo saareen;
Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer, ayaa la sheegay inay baryahan dambe kusoo badanayaan dhallinyaro habeenkii jidadka dadka ku baadha isla markaanka shacabku ka cawdaan. Barasaabka Togdheer Maxamed Ibraahim Qabo, ayaa sheegay in talaabo adag laga qaadi doonno kooxo dhalinyaro hubaysan oo khal-khal ku riday amaanka magaaladda Burco, kuwaas oo...
Ku-xigeenka taliyaha ciidamada AMISOM, Mohammedesha Zeyinu ayaa Soomaaliya qeybo ka tirsan booqday. Wuxuu xilkaa Mohammedesha Zeyinu hayay muddo ka badan hal sano iyo bar.  Horay wuxuu u heyn jiray xilka hawlgalada iyo qorsheynta ee AMISOM. Xaflad muddo gaaban gudaheed lagu qabtay xarunta AMISOM ee Muqdisho ayaa waxaa kala soo qeyb galay...
Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeydh, ayaa sheegay inay ka baxayaan wadahadalka ay kula jiraan Somaliland, haddii aysan joojin fara-gelin iyo kala qaybin uu sheegay inay ka dhex-wadaan shacabka Khaatumo. Prof. Cali Khaliif Galeydh, ayaa sidoo kale, sheegay inuusan diyaar u ahayn in uu Somaliland ka biro, wuxuuna beeniyay warar...