Waxaa beri maalinta Arbacada ah la filayaa in la qabto markale shirka wadatashiga qaran.
Shirka wadatashiga qaran ayaa waxaa la filayaa in aad diirada loogu saaro doorashooyinka Soomaaliya wali kasocda ee aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Xalay fiidkii ayaa la sheegay in baydhabo lagu doortay labadii xildhibaan ee ugu dambeeyay ee...
Hayada samafalka ee ICRC sidoo kalena loo yaqaano Laanqeyrta Cas ayaa soo bandhigtay warbixin ku saabsan jirdilka loo geysto dadka dalal badan taasoo xogteeda laga soo kala uruurshay dalal badan oo colaado ka jiraan.
Shir lagu soo bandhigaayay warbixnta ayaa lagu qabtay Nairobi caasimada Kenya kaasoo ay kasoo qeyb galeen...
Wakiilka xog-hayaha guud ee QM Micheal Keating ayaa war ka soo saaray doorashada guddoomiyaha baarlamaanka iyo tan madaxweynaha ee Soomaaliya, isaga oo ka digay in doorashada mar kale dib u dhacdo.
Danjire Keating, ayaa soo jeediyay digniin ah in sanadka cusub aysan gaarin doorashada madaxweynaha iyo gudoonka baarlamaanka Soomaaliya, maadaama...
Ra´iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa soo jeediyay in doorashada Gobollada Waqooyi ee Somalia lagu Qabto Xalane, kaddib War-saxaafadeed uu soo saaray.
Haddaba, War-saxaafadeedka RW Xukuumadda Soomaaliya ayaa u Qornaa Sidaan:
Kulanka oo ahaa Casho-sharaf ayna soo agaasimeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika ku dhaqan, ayaa waxaa lagu so dhaweenayay Madaxweynihii hore ee Somalia, Shariif Sheekh Axmed oo Maalmahaan Safar ku joogay Magaalada Johannesburg, Waxaana kulanka goobjoog ka ahaa Jaaliyadda oo isugu jiray Odayaal, Ganacsato, Aqoonyahano, haween iyo dhalinyaro.
Qaar ka...
Wafdigan oo uu horkacay Madaxweeynaha waqtigiisa dhamaaday ee Soomáaliya Mudane Xasan Sheekh Max’uud, haatanna ah musharax u taagan in uu markale xilkaasi qabto ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo, ayadoo markii uu kasoo dagay garoonka ay si diiran ugu soo dhaweyeay madaxweeynaha Jubaland, kuxigeennadiisa, xubno ka tirsan labada gole...
Isbitaalkan oo noqonaya mid casri marka la eego habka loo dhisay iyo adeegyada kala duwan ee uu bixinayo ayaa markii ugu horeysay laga hergaliyay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.
Munaasabada furintaanka oo lagu qabtay gudaha isbitaalka ayaa waxaa ka qeyb-gallay mas'uuliyiin kala duwan oo lagu martiqaaday sidda agaasimaha guud ee...
Askari ka tirsan ciidammada dowlada Soomaaliya ayaa goor dhaw ku toogay afafka hore ee garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho nin dhalinyarro ah oo lagu magacaabi jiray C/qaadir Cabdi Sheekh Cali oo sidda eheladiisa ay inoo sheegeen ka mid ahaa ergadii dooratay xildhibaan C/llaahi Goodax Barre.
Mid ka mid ah ehelada marxuumka...
Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Cismaan Saxardiid Cadanni ayaa markii ugu horeysay ka hadlay maareeye ku xigeenkii Telefishanka Qaranka Mustafe Qodob oo ku sugan magaaladda Muqdisho ee Soomaaliya.
Wasiirka ayaa Xusay in Maareeye ku xigeenka sameeyey Khaa'inul Qaran, isla markaaana ay tahay arri shakhsi oo aan cidna lagu eedeen Karin.
Balse, Maareeye ku...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XF Somalia, Maxamed Cumar Cate Qaalib, ayaa soo Gunaanaday shir looga tashanayay u adkeysiga afooyinka oo ay ka qayb-galeen, Hay’adaha Dowladda Somalia qaarkood, wakiilo ka socday maamulada Gobolada, Hay’adaha Samafalka iyo khabiiro dhanka beeraha iyo xoolaha ah.
Ugu horreyn la-taliyaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ee dhanka u...

















