RW Cumar C/rashiid oo soo jeediyey in Doorashada beelaha Dirta waqooyi ka dhacdo XALANE.

0
457

Ra´iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa soo jeediyay in doorashada Gobollada Waqooyi ee Somalia lagu Qabto Xalane, kaddib War-saxaafadeed uu soo saaray.

Haddaba, War-saxaafadeedka RW Xukuumadda Soomaaliya ayaa u Qornaa Sidaan: