Sunday, September 6, 2026
Wararka ka imaanaya dalka Yaman ayaa sheegaya in ugu yaraan 18 qof oo ka tirsan Al-Qaacidda lagu dilay weerar loo maleynayo in ay qaadeen ciidamo kumaandoos ah oo Mareykan ah. Sidoo kale, weerarka aya waxaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen dad rayid ah. Ilo wareedyo laga helay gobolka Al-Baida...
Maamulka Somaliland ayaa ka mamnuucay deegaanada uu ka arimiyo isticmaalka baasaboorka Soomaaliga ah, kadib amar ka soo baxay wasiirka arrimaha gudaha maamulkaasi Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiiray Farotoon. Shacabka Somaliland ayaa Sidoo kale lagu amray in ay qaataan kaararkaaqoonsiga ee muwaadimo, si loo oo kala saaro qofka muwaadinka ah iyo kan...
Ciidanka dowladda Soomaaliya ee gobolka Gedo ayaa dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa maleeshiyada Shabaab, kadib howl gal qorsheysan oo ay ciidanka ka sameyeen gobolkaasi. Sarkaalka la dilay ayaa lagu magacaabi jira Cabdullaahi Qanaas, waxa uuna ka mid ahaa saraakiisha ugu sareysa ururka Shabaab. Howl galka lagu dilay sarkaalkaasi ayaa ka...
Maxkamad ku taala degmada Galdogob ee gobolka Mudug Puntland-Soomaaliya ayaa waxaa ay xakuno ku riday dhalinyaro kufsi u geysatay gabar Soomaaliyeed oo 16 sano jir ah, isla markaana muuqaal ay ka duubeen ku baahiyey baraha bushada. Waxaa goob joog ka ahaa goobta uu xakunka ka dhacay xubno ka tirsan golaha...
Waxaa maalintii shalay kulan ku yeeshay Villa Somalia Madaxweynaha xilku ka dhamaadey ahna musharax Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynihii hore ee Puntand Cabdiraxmaan Faroole oo ka tirsan Aqalka sare ee Mudanayaasha Jamhuuriyadda. Kulankooda ayaa ahaa mid albaabadu u xiran yihiin, waxaana markii uu soo dhamaadey ay si wada jir ah...
WAR SAXAAFADEED                                                                          DATE:29/01/2017 Shir Balaaran Oo Ay Isugu Yimaadeen Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya Uuna Shir...
Bayaan shalay kasoo baxay dawlada Mareykanka ayaa looga dalbay wasiirka arimaha dibada ee dalkaa inuu kusoo afjaro barnaamijka dib u dajinta qaxootiga ee Mareykanka muddo 120 cisho ah gudaheed. Mudadaa ayaa wasiirka arimaha dibada iyo wasiirka arimaha gudaha ee dalkaa waxaa laga doonayaa inay dib u eegis ku sameeyaan barnaamijkaa...
Urur goboleedka IGAD ayaa digniin kasoo saaray weerarada Al-shabaab ka geystaan gudaha dalka Soomaaliya, iyaga oo ka hadlay weerarkii ugu dambeeyay ee ka dhacay Hotel Dayax. War Qoraal ah oo ka soo baxay IGAD ayaa lagu cambaareeyay weerarkii ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo ka dhacay hotel Dayax ee magaalada Muqdisho. Qoraalka...
Guddiga isku xirka howlgalka militari ee AMISOM ayaa shirkoodii 22 aas ee ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa waxaa ay ku dalbadeen in 4,000 ciidamaddo dheerad ah lagu soo kordhiyo howlgalka AMISOM. Kulanka waxaa lagu adkeeyay in QM iyo beesha caalamka ay si deg deg ah u taageeraan ciidamada dheeraadka...
Kulankan ay la qaateen xubnaha Guddiga madaxa banana ee Doorashooyinka qaranka Xisbiyada  siyaasadeed ee dalka kajira oo ujeedkiisu ahaa wadatashi ku saabsan sida dib u eegis loogu sameyn karo qodobo kuj-ira sharciga axsaabta dalka ee horay baaralamanka ay u ansixyeen ayaa sidookale waxaa kasoo qeybgalay Xildhibanao katirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Dadkii...