Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa soo bandhigay sawirrada weerarkii ay kula wareegeen saldhiggii ciidamada Kenya ay ku lahaayeen deegaanka Kulbiyooow ee gobolka J/hoose.
Sawirradan oo lagu baahiyay shabakado ku hadla afka Al-shabaab ayaa lagu arkayay gaadiidka dagaalka ciidamada Kenya oo ay uga carareen saldhiggaasi.
Waxaa sidoo kale sawirrada lagu arkayay meydadka askar ka...
Musharaxiinta ka qayb-galaya doorashada Somalia ayaa gabi –ahaanba diiday in ay ka qayb-qaataan dood dhex-maraysay musharaxiinta oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ka dib markii ay ka war-heleen in dood-dooda kaliya laga sii dayn doono TV-ga Qaranka Somalia.
Inta badan musharaxiinta ayaa door-bidayay in ay soo hor-istaagaan dad-weynaha ,isla markaana...
-Boqollaal qoys oo kasoo barakacay gobollada Bay, Bakool, J/dhexe iyo qeeybo ka tirsan gobolka Gedo ayaa gaaray degmooyin ka tirsan gobolka Gedo, ayadoo dadkani ay saameeyn ba'an ku yeesheen abaaraha ka jira Soomaaliya.
Qoysaskan oo u badan xoola dhaqato ku xoolo beelay abaaraha ayaa maalmihii ugu danbeeyay beegsanayay degmooyinka Baardheere...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya, C/salaan Hadliye Cumar, ayaa sheegay in ay ka xun yihiin go’aanka uu Madaxweynaha Mareykanka toddobo dal, oo Somaliya ku jirto uu kaga mamnuucay dalkaasi.
Donald Trump, ayaa maalintii Jimcaha saxiixay awaamiir uu dadka u dhashay dalalkan kaga mamnuucayo in ay yimaadaan Mareykanka.
Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliya, ayaa...
-Qaxooti Soomaaliyeed oo mamnuuca socdaalka ee Donald Trump uu soo rogay uu saameeyay ayaa iminka ku xanniban Kenya.
Qaxootigaa ayaa waafaqay dhammaan sharuudihii loo baahnaa. Hase ahaatee, in ka badan 200 oo qaxootigaa ah oo duulimaatka sugaayay un ayaan u safri karayn Mareykanka.
Qaxootigaa ayaa ka yimid xeryaha Dhadhaab Nairobi ayayna...
Ururka midowga Afrika oo iminka shir ku leh Addis Ababa Itoobiya ayaa sheegay in dadka Afrikanka ah (African Americans) markii hore in la odoonsado loo geeyay Mareykanka.
Waxay madaxdaasi sheegeen in markii hore African American-ka aan qaxooti ahaan Mareykanka loo geyn. Arinkaan ayaa kusoo aaday ayadoo amar socdaal lagu soo...
Madaxweynaha cusub ee Mareykanka Trump ayaa shaqadii ka eryay kusimaha xeer ilaaliyaha guud oo ay in dhawaale arimo isku hayeen.
Kusimaha xeer ilaaliyaha guud ayaa ahayd haweney lagu magacaabo Ms Sally Yates. Bayaan xalay kasoo baxay Aqalka Cad ayaa lagu xusay in ay khiyaantay waaxda caddaalada.
'Kusimaha xeer ilaaliyaha guud, Sally...
WAR SAXAAFADEED
DATE:29/01/2017
Shir Balaaran Oo Ay Isugu Yimaadeen Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya Uuna Shir...
Guddiga Qaban qaabada Doorashada ayaa ku dhawaaqay inay isdiiwaan galiyeen 24-Musharax oo u taagan qabashada xilka madaxweynaha, iyadoo la soo gaba gabeeyay diiwaan gelinta Musharaxiinta.
Halkan ka Aqriso Magacyada Musharaxinta Rasmiga ah.
Sheekh Shariif Sheekh Axmed
2. Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke.
3. Cabdiqaadir Cosoble Cali.
4. Maxamuud Maxamed Culusow.
5. Maxamuud Axmed Nuur Tarsan.
6....
Maxkamad federaali ah ayaa soo faragalisay amarkii madaxweyne Donald Trump ee ku saabsanaa hakinta dadka muhaajiriinta ah ee imanaya Maraykanka ee u dhashay toddoba waddan iyo qaar ka mida dadka haysta degenaanshaha rasmiga ah ee dalalkaas u dhashay.
Garsoore ku sugan magaalada New York ayaa soo saartay amar deg deg...

















