Saturday, September 5, 2026
Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha hooses ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab uu ka dhacay deegaano u dhaxeeya degmooyinka Afgooye iyo Wanlaweyn. Dagaalkan oo bilowday xalay saqdii dhexe bilowday ayaa illaa saaka subaxdii ka socda deegaanada Tixsiile iyo War-maxan oo ay saldhig ku lahaayeen...
Dawlada Soomaaliya ayaa sheegtay inay soo daabici doonto lacag arintaana ay iminka ku talo jirto. Sanadkaan ayaa lagu wadaa in dawladu lacago shilin Soomaali ah ay soo daabacdo. Waa markii ugu horeysay ee dawladu lacag ay soo daabacayso laga soo bilaabo markii dawladii dhexe mar burburtay sanadkii 1991. Madaxa Baanka Dhexe...
Asbuucaan gudihiisa ayaa muhaajiriin waxaa lagu xiray Mareykanka. Booliska ayaa qabqabtay muhaajiriin booliska oo ka shidaal qaadanaya amarka madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump uu uga soo horjeedo muhaajiriinta gaar ahaan kuwa ka yimaada dalal todobo ah oo Soomaaliya ay kujirto.   Boqolaal muhaajiriin ah ayaa la xiray kuwaasoo aanan wadan wax aqoonsiyo ah asbuucaan. Weerarkaa ayaa...
Khamiistii dhaweed ayeey maxkamada federaalka darajada 9aad ee racfaanka Mareykanka diiday amarkii uu madaxweynaha Mareykanka Trump uu uga joojiyey qaxootiga iyo muwaadiniinta ka soo jeeda 7 wadan in ay soo galaan Mareykanka. Guddi ka koobnaa sadex garsoore oo ka tirsan Maxkamada Racfaanka ee San Francisco ayaa si wada jir ah...
Hoos u dhaweyn aad u weyn ayaa laga dareemayaa qiimaha lacagaha Shilin Soomaaliga ah ee lagu sarifo lacagaha doollar Mareeykanka, ayadoo saaka suuqyada Kismaayo ay ku waabariisteen qiimo aad u hooseeya oo lagu kala sarifanayo doollar. $1 (hal Doollar) ayaa lagu sarifi jiray Shilin Soomaali dhan 23,000 (Sedex iyo labaatan...
Soomaali badan oo kunool Minnesota oo sharciyo ay ku joogaan Mareykanka aan heysan kana baqanaya dawlada Donald Trump inay masaafuriso ayaa iminka damacsan inay Canada dhuumasho ku galaan. In dhawaale qaar ayaaba durbo galay Canada walow intooda badan kuwaa ay ahaayeen kuwo dhawaan tahriib ku galay Mareykanka ayagoo sii maray...
-Dawlada Itoobiya ayaa sheegtay inay aad ula shaqeyn doonto madaxweynaha cusub ee Soomaaliya  Maxamed C/Laahi Farmaajo. Shalay ayaa dawlada Itoobiya ay farriin boogaadin ah usoo dirtay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/Laahi Farmaajo guushii doorashada uu ka gaaray awgeed. Waxay sidoo kale sheegtay inay taageero buuxda la garab taagan tahay. Wuxuu...
Golaha Ammaanka ee QM ayaa soo dhaweeyay sida habsamida leh ee Arbacadii lasoo dhaafay loo soo afmeeray doorashadii madaxweynaha ee Soomaaliya. Arbacadii ayaa caasimada Muqdisho waxaa xubnaha cusub ee labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ay ku doorteen madaxweynaha cusub, Maxamed C/Laahi Farmaajo. 15ka xubnood ee Golaha Ammaanka ee QM ayaa Jimcihii...
Madaxweynaha dhawaan la doortay ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa kulankiisii ugu horeeyay kula yeeshay magaalada Muqdisho danjirayaasha Jaamacada Carabta u qaabilsan Soomaaliya. Madaxweynuhu waxa uu gudoomay dhambaallo hambalyo ah oo ay uga sideen Madaxda dalalkooda, ayna ugu bogaadiyeen xilka loo doortay ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda, iyaga oo ballan qaaday...
Ugaas Xassan Ugaas Khaliif oo ka mid ah duubabka dhaqanka Soomaaliyeed ayaa goor dhaw shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Beledweyne ayaa ka hadlay doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Farmaajo. Ugaas Xassan ayaa dhinaca kale dardaaran kooban u jeediyay madaxweynaha cusub, isaga oo Alle uga baryay in...