Saturday, September 5, 2026
Xafladii caaleemo saarkiisa ee shalay ayaa madaxweyne Farmaajo wuxuu ugu baaqay xubnaha al-Shabaab inay isasoo dhiibaan. Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa ka ballan qaaday dadkiisa in mar dhow xilligii al-Shabaab uu dhammaan doono, waa sida hadalka loo dhigaye. Wuxuu sidoo kale ugu baaqay inay isasoo dhiibaan xubnaha al-Shabaab oo lagu qiyaaso...
Caleemo saarkii shalay ee madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/Laahi Farmaajo ayaa waxaa ka qeyb galay madax ka socotay mandaqada Geeska Afrika sida madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta. Waxaa sidoo kale joogay oo xaadir ku ahaa madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele, raisul wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn iyo madax kale oo badan....
-QM ayaa codsatay $5.6b oo abaarta Soomaaliya iyo dalal kale wax looga qabto. Xog-hayaha guud ee QM Antonio Guterres ayaa shalay codsaday lacagtaa. Wuxuu Antonio sheegay in dagdag loogu baahan yahay qarashkaa. Wuxuu Antonio weliba intaa raaciyay in $4.4 qarashkaa ka mid ah loo baahan yahay in la helo inta lagu...
-Suuq loogu magac daray madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya, Maxamed C/Laahi Farmaajo ayaa laga furay Nairobi gaar ahaan xaafada Islii ee Soomaalidu ku ganacsato. Suuqa ayaa magaciisa loo bixiyay 'FARMAAJO'. Mulkiileyaasha suuqaa ayaa warbaahinta u sheegay in ay magacaa u doorteen suuqooda maadaama Farmaajo ay u arkaan madaxweyne shakhsiyad wanaagsan...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa Ra’isulwasaaraha dowladda Soomaliya u magacaabay Xasan Cali Kheyre. Mudane, Xasan ayaa waxaa uu sanado badan uu kasoo shaqeynayay bani’aadanimadda iyo dhinaca ganacsiga, waxaana uu yahay nin dhalinyara ah oo ku noolaa dalka Norway. Dhinaca kale waxaa uu mudo sanado ah uu lasoo shaqeynayay hey’adda...
Taliska ciidanka Booliska Somaliland ayaa ka hadlay xadhiga agaasimaha TV-ga STAR TV Maxamed Baashe Xaaji Xasan iyo wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon, waxaanay sheegeen inay maxkamadda hor keeni doonno. Afhayeenka Booliska Somaliland Faysal Xiis ayaa sheegay in agaasimaha star tv Maxamed Baashe loo xidhay inuu ku kacayy falal kicin dadweyne iyo...
Agaasimihii telefishanka maxaliga ah ee STAR TV Maxamed Baashe Xaaji Xasan ayaa xalay ciidanka amnigu xabsiga u taxaabeen. Ciidanka amniga ayaan ka hadal sababta loo xidhay iyo wuxuu daaran yahay xadhigiiisu, haseyeeshee wariye Maxamed Baashe oo ah qoraa weyn oo ka mid ah dadka la qadariyo ayaa xadhigiisa loo sibir...
Madaxweynaha Ahlu Sunna ee gobollada dhexe Sheekh Maxamed Shaakir ayaa goor dhaw oo maanta ah ka degay magaalada Muqdisho, waxaana lagu wadaa in uu ka qeybgalo caleemo saarka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Safarka Sheekh Shaakir ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee uu ku tago magaalada Muqdisho tan iyo markii...
Hayada QM u qaabilsan arimaha carruurta ee UNICEF ayaa sheegtay in  1.4 malyan oo carruur ah ay nafaqo darro ku heyso 4 dal. Dalalkaa ayaa kala ah Soomaaliya, Koofur Suudaan, Yemen iyo Nigeria. Dagaalka Koofur Suudaan ayaa sababay in carruur tiradoodu dhan tahay 462,000 ay nafaqo darro asiibto. Dagaalka sokeeye ee...