Saturday, September 5, 2026
Saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shir weyne heerkiisu sareeyo oo looga hadli doono xaalada abaarta ka jirta dalka Soomaaliya oo saameyn xoog leh ku yeelaneysa nolasha dadka iyo duuniyada intaba. Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Farmaajo oo kulankan shir guddoomin doona, ayaa sidoo...
Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in duqeyn cirka ah lagu dilay Hoggaamiyihii labaad ee Ururka Al-Qaacida, kaasoo ku sugnaa Gobolka Idlib ee waqooyiga Suuriya. artilmaameedka weerarkan ayaa ahaa gaari uu la socday Abdullah Abdirahman oo ahaa ninka ku xiga Hoggaamiyaha Guud ee Al-Qaacida Ayman al-Zawaahiri. Gaari la duqeeyay ayaa waxaa...
-Pentagon oo ah taliska ciidamada Mareykanka ayaa lagu wadaa inuu ballaariyo hawlgalada uu ka fuliyo Soomaaliya. Ciidamada Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya ayaa lagu wadaa hadaba in dhawaan ay kusoo darmaan ciidamo dheeraad ah oo Mareykan ah. Waxaa sidoo kale la filayaa in la ballaariyo hawlaha ay qaban karaan. Arinkaa ayaa...
Madaxweynaha maamulka Puntland oo ka hadlay xiisada siyaasadeed ee ka aloosan maamulkiisa ayaa sheegay in xiliga Puntland u baahneyd khilaaf siyaasadeed, isaga oo sheegay in mudadii uu maamulkiisu jiray wax badan la qabtay. Xildhibaano ka tirsan dowlad gobolleedka Puntland ayaa sheegay in ay u gudbin doonaan baarlamaanka mooshin ka dhan...
Ra’iisal wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa berri oo Arbaca ah lagu wadaa in uu hor tago Baarlamaanka Soomaaliya si uu u weydiisto codka kalsoonida. Mudane Xasan Cali, ayaa rajo weyn ka qaba codka kalsoonida in uu ka helo sharci-dejiyaasha dalka, sida ay falanqeyayaasha siyaasada Soomaalida ay ku doodayaan. Barlamaanka Soomaaliya, ayaan...
Dadka deegaanka ayaa  u sheegay in ay arkeen diyaarado jawi hoose ku duulaya oo dul-heehaabaya degmadda Owdheegle ee Gobolka Shabelaha Hoose. Degmadda Owdheegle, waxaa gacanta ku haya oo maamulaya Al Shabaab. Cadsi xooggan ayeey dadka deegaanka ka muujinayaan in diyaaradaha ay duqeyaan degmadda ama in Al shabaab ay madaafiic ku tuuraan...
Waxaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka soo degtay diyaarad siday qaxooti Soomaaliyeed oo mudo sanado ah kunoolaa dalka Jabuuti, kuwaa oo hada dalkooda dib loogu soo celiyay. Qaxootigan Soomaaliyeed ee maanta soo gaaray Muqdisho ayaa ka koobnaa 28-qoys, waxa ayna dadkan si iskood ah u go'aansadeen...
Kaddib markii maalintii shalay uu ku dhawaaqay in uu xilkii iska casilay madaxweynihii dowlad gobolleedka Galmudug Cabdukariin Xusseen Guulleed ayaa dhinaca kale lagu dhawaaqay waqtiga la dooranayo madaxweynaha dowlad gobolleedka. Xildhibaan Faysal Axmed Cabdulle oo ka mid ah xildhibaanada Galmudug ayaa sheegay in doorashada Madaxweynaha Galmudug in ay dhacdo 20...
Dowlada Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in la ballaarinayo howl galada milateri ee ay ka wado Soomaaliya, kaasoo ka dhan ah Kooxda Al-Shabaab. Saraakiil ka tirsan waaxda Pentagong-ka Mareykanka ayaa u sheegay Wakaalada wararka ee AP in la kordhinayo howl galada milateri ee Soomaaliya, xilli uu sii kordhayo wal walka Mareykanka...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka dalbaday dhex dhexaadnimo ay ka sameyso Sacuudiga sidii ay ugu qancin lahayd dowladda Isku taga Imaaradka Carabta in aysan dhamaystirin saldhig Milateri ay ka dhisato Dekada Barbera ee maamulka Somaliland. Warbixintan ayaa lagu daabacay barta jariidada Riyad Post ee kaso baxda Sacuudiga waxana...