Saturday, September 5, 2026
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa booqasho ku tagay magaalada Paris ee dalka Faransiiska, halkaasoo uu kula kulmay Madaxweynaha Faransiiska ayaa aqalka madaxtooyada ku soo dhoweeyay madaxweyne Geelle oo ay wehliyeen wafdi Wasiiro ah. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal, iskaashiga dhinacyada badan leh ee ay wadaan labada...
Arinta ku saabsan in dowlada Ruuskha kaalin weyn ku laheyd guushii madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa noqotay su'aal aan ka dhamaan dalka Mareykanka gaar ahaan madaxweynaha cusub. Guddiga aqalka barlamaanka ee u qaabilsan sirdoonka oo in muddo ahba baarayey arrintaasi ayaa haatan waxa uu sheegay in uu baaritaanadiisa balaarin...
Xaruntan oo masuuliyiinta Jubaland ay sheegeen in ay tahay xarun ay ugu talo galeen in dhaqan celin loogu sameeyo dagaalyahannada kasoo baxa Al-shabaab ayaa waxaa dhismaheeda gacan ka geeysatay dowladda Jarmalka. Madaxweeyne kuxigeenka 1-aad ee dowlad goboleedka Jubaland Mudane Max'uud Sayid Aadan ayaa xariga ka jaray xarunta, isagoo kormeeray dhammaan...
Malaayiin qof oo ku nool dalalka Soomaaliya, K/Suudaan, W/bari Nayjeeriya iyo Yemen ayaa la sheegay in ay cunno yari baahsan ku haystaan dalalkooda. Dhibaatooyinka Soomaaliya ayaa inta badan la sheegay in ay ka timid abaaraha dalka jira iyo colaadaha, oo ah kuwa mudo dheer soo jiitamaya. “Haddii aysan helin gargaar ku...
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay mastaafurisay nin iyo haweenay shaqaale ka kala ahaa hay'adaha miino-baadhista DDG iyo ta Qaxoontiga DRC oo labada laga leeyahay Denmark . Labadan qof ayaa lagu eedeeyey inay arrimaha diinta wax ka sheegeen,isla markaana midna Dirawalkiisa oo salaad tukanaya hadidaad u geysatay, halka kalana Eedaan baxaya...
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa cod akhlabiyad ah ku ogolaaday ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, oo maanta hortagay fadhigii baarlamaanka. Fadhiga oo ay maanta sooo xaadireen 231 Xildhibaan ayaa lagu waramayaa in ay dhamaantood codka kalsoonida siiyeen. Codka oo ahaa mid gacan tag ah ayaa xildhibaanada ayeey xildhibaannada isku...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow si rasmi ah u furay kalfadhigii koowaad ee Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ugu horeyn ku soo dhoweeyay Madaxweynaha in uu jeediyo khudbadiisa dastuuriga, si uu u furo kalfadhiga koowaad, waxaana uu xusay si...
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Ceel Cadde ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay duqeeyeen kolonyo ay leeyihiin Al-Shabaab oo maraayay degaankaas. Taliyaha ciidanka dowladda Soomaaliya ee gobolka Gedo Cabaas Ibraahim Guray ayaa u xaqiijiyay warbaahinta duqeyntaas, waxaana uu sheegay in lagu dilay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab. Ugu danbeyntii,...
Qaar ka mid ah Waddooyinka Muqdisho ayaa saaka oo Arbaco ah loo xiray Kalfadhiga koowaad ee Baarlamaanka oo saaka ka furmaya xarunta Golaha shacabka, iyadoo ammaanka si aad ah loo adkeeyay. Kalfadhiga koowaad ee Baarlamaanka ayaa lagu ansixin doonaa ra’iisul wasaaraha magacaaban Xasan Cali Kheyre, iyadoo madaxweyne Farmaajo uu si...
Maanta ayaa lagu wadaa in fadhiga ugu horeeya ee baarlamaanka Soomaaliya codka kalsoonida loo qaado ra’iisal wasaaraha dhawaan la magacaabay Xassan Cali Kheyre. Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo furaya kaldhiga fadhiga kowaad ee baarlamaanka, ayaa dhinaca lagu wadaa in ra’iisal wasaaraha uu codka kalsoonida weydiisto mudanayaasha baarlamaanka. Sida uu...