Friday, September 4, 2026
Maamulka Puntland ayaa sheegay in heshiis shidaal baaris ah ay la galeen shirkadda CCECC oo laga leeyahay dalka Shiinaha ka dib kulan saacado badan qaatay oo golaha wasiirad Puntland ay ku yeesheen magaalada Garowe. War-saxaafadeed ka soo baxay shirkaas ayaa lagu sheegay in shirkad-dan ay xarumo ku yeelan doonto gudaha...
Ciidanka dowladda Kenya, ayaa deegaanka Malindi ku qabtay saddex ruux, oo ay sheegeen in si weyn loo baadi gobaayay. Saddex qof ee ay ciidanka xireen ayaa waxaa ku jiray, nin la yiraahdo Cali Xuseen Cali, oo la sheegay in uu ku lug lahaa weeraro ka dhacay dalka Kenya iyo in...
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump, ayaa saxiixay wareegto lagu ballaarinayo howlgalka dalka Soomaaliya, ee lagula dagaalamyo Al Shabaab. Wareegtada uu saxiixay, Trump, ayaa waxa ay wadada u xaareysaa in ciidamada Maraykanka ay howlgallo lagula dagaalamayo Al-shabab ka fulin karaan dalka Soomaaliya. Sidoo kale madaxweynaha ayaa saxiixay, xeerar lagu difaacayo in dadka...
Golaha wasiirada ee xukuumada Soomaaliya ayaa shalay oo Khamiis aheyd, yeeshay kullankoodii ugu horeeyey, kadib ansixintii Baarlamaanka ee 29 Maarso 2017. Kullanka  waxaa guddoominayay ra’iisal wasaaraha xukuumada Xassan Cali Kheyre, waxaana ugu horeyn looga hadlay ajande ka kooban soo dhoweyn, nidaamka iyo xeerararka shirarka Golaha, diyaarinta xil la wareegida wasiirada...
Ciidamadda dowladda Soomaaliya, ayaa howlgallo, xooggaan maanta ka wada Degaano iyo Tuulooyin hoostaga Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, sida dadka deegaanka ay sheegeen. Al Shabaab ayaa deegaano ka mid ah Gobolka Gedo, ku leh saldhigyo ciidan. “Howlgalladda waxaa u-jeedkooda ay yihiin sidii Al Shabaab looga saari lahaa deegaanada ay ka joogaan...
Dagaalyahanada Xarakada Al Shabaab ayaa gaari iyo dadkii saarnaa kasoo afduubtay Xadka dowladaha Soomaaliya iyo Kenya. Gaariga ayaa la sheegay in ay saarnaayeen laba ruux oo kenyaan ah, sida uu sheegay Guddoomiye Ku Xigeenka Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo, Sahal Macalin Maxamuud. Dadka deegaanka iyo maamulka ayaa sheegay in kooxda Al...
oomiyaha Magaaladda Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug Xirsi Yuusuf Barre, ayaa sheegay in dib loo furaayo dhamaan wadooyinka dhex mara magaaladda Gaalkacyo. Gudoomiyaha ayaa sheegay, in ciidamo labada dhinac ah ay ku sugan yihiin wadooyinka xiran, balse hada ay wadaan sidii Ciidamadaasi halkaa looga kaxeyn lahaa. Maamulada Puntland iyo Galmudug, ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xalay casho sharaf u sameeyey Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isagoona uga mahad noqay ansixinta Xukuumadda iyo Barnaamijkeeda. Waxaa jira warar sheegaya, in kullanka ay ka maqnaayeen xildhibaano ka mid ah kuwii shalay ka soo horjeestay ansixinta Gollaha wasiiradda. Kullankii cashada...
Iyadoo dhawaan baarlamaanka dowlad gobolleedka Galmudug uu shaaciyay in 10ka bisha April la dooran doono madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug, ayaa dhinaca kale war ka soo baxay maamulka gobollada dhexe ee Ahlu Sunna Waljameeca waxaa ay ku baaqeen in aan lagu deg degin doorashada madaxweynaha fursadna la siiyo si ay...
Wada hadaladii ay lahaayeen maamulada Soomaaliland iyo Khatumo ayaa laga soo saaray qodobo la sheegay in labada dhinac isku afgarteen. Qodoban ayaa dhinaca kale muujinaya in wali wada halada sii soconayaan oo aysan dhamaan. Qodobada ayaa u dhignaa sidan : 1- Waxaa la isla qaatay in si sugan looga wada Shaqeeyo Arinta...