Friday, September 4, 2026
Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in xoogag ka tirsan dagalaamayasha Al-shabaab la wareegeen gacan ku heynta deegaanka Goofgaduud. Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa shalay isaga baxay deegaanka, taasoo u sahashay in daalyahanada Al-Shabaab ay gudaha u galaan marka kale Goofgaduud 30km u jirtay magaalada Beydhabo. Goob joogayaal ayaa warbaahinta...
Tiro ka badan 200 oo ruux aaa lagu waramayaa in ay ku dhinteen dalka Colombia daadad xoogan oo soo rogmaday sidaa waxaa warbaahinta u sheegay madaxweyne Juan Manuel Santos. Daadadka xooggan oo watay dabeylo ayaa inta badan burburiyay Magaalooyinka ku yaalla Waqooyiga dalka Colombia , waxaana saraakiisha Caafimaadka ay sheegayaan...
Deegaanka Raage ceele ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaa ka taagan xaalad nololeed oo aad u daran. Jirgaan ama labaatanlaha biyaha, waxaa qiima ahaan uu ka joogaa deegaanka 30-kun oo shilling Somali ah. “Deegaanka waxaa ku yaallay laba ceel biyood,  mid ka mid ah qarax ayaa lagu bur-buriyay, mid kalana biyihiisa lama...
Illaa Afar qof ayaa u geeriyooday cudurka shuban biyoodka magaaladda Buuhoodle, illaa labaatan qof waxay u jiifaan cudurkaasi oo ka dilaacay magaaladda. Sida wararka aanu ka helayno magaaladda Buuhoodle waxa la sheegayaa in shalay ilaa maanta dad badan uu soo ritay cudurkan Shuban biyoodka,isla markaana illaa hadda la hubo in...
Wariye Hanad Cali Guuleed, oo ka tirsan Idaacadda Goob-joog Fm ee magaaladda Muqdishu, ayaa maanta laga afduubtay duleedka-galbeed ee magaaladda Muqdishu. Waxaa la sheegay in wariyaha ay afduubteen koox hubeysan, oo ku sugayay banaanka hore ee gurigiisa, waxaana xiligii la afduubanayay uu usoo socday goobtiisa shaqada. Wariye ka tirsan Goobjoog, ayaa...
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Lambar 50, ayaa sheegaya in kolonyo ay la socdeen ciidamada AMISOM, qarax lagula eegtay inta u-dhexeysa deegaanadda Caddoow Dibile iyo Number 50 ee gobolka Shabellaha Hoose. Dadka deegaanka ayaa sheegay in bur-bur uu gaaray mid ka ah gawaarida ciidanka la beegsaday. Khasaaraha ka dhashay qaraxa, wali...
Habdhowraha Baarlamaanka maamulka Jubbaland Bashiir Maxamed, ayaa sheegay in kalfadhiga Baarlamaanka maamulka Jubaland uu furi doono, 2-april, oo ku beegan malinta berri oo Axad ah. Mudane Bashiir, ayaa ka codsaday mudanayaasha Baarlamaanka in ay kusoo xaadiraan Magaaladda Kismaayo. Kullanka Baarlamaanka ayaa waxaa Xildhibaanada looga dhegeysandoonaa xaaladaha ka jira degaanadii laga soo...
Laba gabdhood oo lagu eedeeyay in ay internet-ka, ka sameeyeen qol lagu sheekeyo  “Chat room”, kaas oo lacag kumanaan kun ah loogu uruuriyay  xarakadda Al Shabaab ayaa lagu xukumay xabsi. Labada gabdhood ee la xukumay, ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Muna Osman Jama, oo 36-jir ah, iyo  Hinda Osman Dhirane,...
Laba gabdhood oo lagu eedeeyay in ay internet-ka, ka sameeyeen qol lagu sheekeyo  “Chat room”, kaas oo lacag kumanaan kun ah loogu uruuriyay  xarakadda Al Shabaab ayaa lagu xukumay xabsi. Labada gabdhood ee la xukumay, ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Muna Osman Jama, oo 36-jir ah, iyo  Hinda Osman Dhirane,...
Saraakiisha ciidanka maamulka dowladda ee Gobolka Gedo, ayaa ku eedeeyay ciidamadda dowladda Ethiopia, in aysan ka qeyb-qaadan howlgallada  ka dhanka  ah Al Shabaab oo ay ciidamadda ka wadaan degmadda Baardheere iyo guud ahaan Gobolka. Ciidanka dowladda Ethiopia ayaa saldhig ku leh garoonka diyaaraha ee Gobolka Gedo. “Askarta dowladda Ethiopia noolama dhaqmaan...