Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Imaaraadka Carabta ay wadaagaan xiriir xooggan oo siyaasadeed, dhaqaale iyo mid dhaqan oo soo jiray qarniyo, iyadoo Madaxda Soomaaliya ay xaqiijiyeen inay go’an tahay xoojinta xiriirka labo geesoodka ee ka dhaxeeya labada dal.
warsom2011@gmail.com
Shirkadaha Duulimaadyada Jubba iyo Daallo ayaa soo saaray warsaxaafadeed ay kaga hadlayaan eedeymo muddooyinkii u dambeeyay loo jeedinayay.
Warsaxafadeedka ayaana u qornaa sida Hoose:-
WAR SAXAFADEED: KU ADAN ARIMAHA XAJKA
Anagoo ah shirkaddaha Jubba Airways iyo Daallo Airlines waxaan dadka Somaliyeed usoo bandhigayna arimo dhowr ah:
Dadaalka iyo doorka ay labadda shirkadood...
Madaxweynaha maamulka Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in tababarayaal u dhashay dalka Imaaaraadka lagu qashqashaaday garoonka diyaaradaha Boosaaso.
Gaas oo ka hadlayay xiriirkooda Imaaraadka ayaa sheegay in uu yahay mid qiimo gaar ah ugu fadhiya, isaga oo sheegay in aysan jirin...
Waxaa magaalada Dammaam ee dalka Sacuudiga lagu soo gabagabeeyay Shir madaxeedka 29aad ee Jaamacadda Carabta, iyadoo laga soo saaray war murtiyeed ka kooban dhowr qodob.
Madaxda Jaamacadda Carabta ayaa khudbadahooda diiradda ku saaray xaalada ka jirta Caalamka Carabta, qadiyada Falastiin iyo colaada Yemen iyo Libiya.
Sidoo kale Hoggaamiyeyaasha Carbeed ee ka...
Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo la hadlay warbaahinta ayaa faah faahin ka bixiyay sababaha uu uga biyo diiday in uu xilka ku wareejiyo guddoomiyaha cusub ee la magacaabay Cabdullaahi Axmed Maalin.
Cali Jeyte ayaa sheegay in is faham la’aanta u dhaxeysa isaga iyo Hirshabeelle...
Safiirka Mareykanka u fadhiya Qaramada Midoobay Nikki Haley, ayaa digniin u dirtay Madaxweynaha Syria Bashar al-Assad Axaddi shalay, iyadoo sheegtay in Mareykanka uu gantaalo cusub ku weerari doono taliskiisa, hadii uu mar kale fuliyo weerar uu u adeegsado hubka kiimikada ah.
Haley oo hadalkan ka sheegtay mar ay u warameysay...
Wasiirka Wasaaradda arrimahad dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo ku sugan magaalada Dammmaam ee dalka Sacuudiga halkaa oo lagu soo gabagabeeyay shirkii Ururka Jaamacada Carabta ayaa sheegay in wada hadalo toos ah ay u bilaawdeen Soomaaliya iyo Imaaaraadka Carabta.
Wasiirka oo soo hadal qaaday qodobadii ugu muhiimsanaa khudbadii madaxweyne Farmaajo...
Dowladda Imaaraadka ayaa sheegtay ayaa sheeegtay in ay gabi ahaanba joojisay tababarkii ay siin jirtay ciidamada dowladda Soomaaliya ee ka socday xeryaha ay ku lahaayeen gudaha dalka Soomaaliya.
Dowladda Imaaraadka ayaa 2014-kii Soomaaliya u soo dirtay Tababarayaal Ciidan, kuwaasi oo tan iyo xilligan tababaro kala duwan iyo qalab Millitari ku...
Ilo xog-ogaal ah ayaa Warbaahinta u sheegay in howlgalka midowga Africa AMISOM uu soo rogay amar ah in aan gudaha loo galin karin xarunta Xalane oo ah saldhiga ugu weyn ciidamada midowga Africa.
Xarunta Xalane ayaa sidoo kale saldhig u ah safaaradaha shisheeye iyo hay’addaha Qaramada Midoobey intooda badan waxaana...
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka qaybgallay xus ballaadhan oo loo sameeyey maalinta dhiraynta Somaliland oo ku beegan maanta oo ay taariikhdu tahay 15-ka Bisha Afraad(April)-2018.
Madaxweyne Muuse Biixi ayaa bisha April 15-keeda u aqoonsaday inay noqoto maalinta dhir beerista Somaliland, waxaana sanadkan hal ku dheg loogu dhigay geed...

















