Xiriirka Xumaadey ee Imaaraadka oo Dawladda Soomaaliya War kasoo Saartey.

0
725

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Imaaraadka Carabta ay wadaagaan xiriir xooggan oo siyaasadeed, dhaqaale iyo mid dhaqan oo soo jiray qarniyo, iyadoo Madaxda Soomaaliya ay xaqiijiyeen inay go’an tahay xoojinta xiriirka labo geesoodka ee ka dhaxeeya labada dal.

warsom2011@gmail.com