Ciidamada amaanka magaalada Boosaaso ee dowlad gobolleedka Puntland ayaa gacanta ku dhigay mid ka mid ah ragga ugu waa weyn ee magafayaasha dhallinyarada ka tahriibiya Soomaaliya.
Ninkan ayeey saraakiisha booliisku sheegeen in shaqaaleysiiyay ilaa iyo 200 oo dhallinyaro ah oo ku qal-qaaliya dhalinyarada in ay tahriibaan.
“Waxaa lagu guuleystay in gacanta...
Somalia ayaa markii ugu horeysay taariikhda ka qayb-galaysa ciyaaraha adduunka ee World MiniFootball Cup ,waxaana tartankan oo ka dhacaya dalka Tunisia qayb ka ah xulal waa weyn oo kubad-da dunida caan ku ah.
Wafdiga Somalia uga qayb-galaya tartanka ayaa waxaa uu ka kooban-yahay kooxda dalkeena u matalaysa tartanka oo ay...
57 askari oo ka tirsan Boliiska dowladda Kenya oo lagu arkay calaamadaha xanuunka daacuun-calooleed-ka ayaa la dhigay xarumo caafimaad oo ku yaalla Magaallooyinka Nairobi iyo Kajiado ee dalkaasi Kenya.
Warbahinta dalka Kenya, ayaa maanta si weyn u hadal haya munsiibada ku habsatay ciidanka nabad-gelyada ee dalkaasi.
Askarta xanuunsan ayaa waxaa kamid...
Xildhibaan Maxamuud Xuseen Yuusuf oo ah Guddoomiyaha Guddiga doorashada Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Hirshabeelle, ayaa sheegay in meel wanaagsan ay mareyso qaban-qaabada doorashada madaxtinimada ee maamulkaasi.
Xildhibaanka, ayaa sheegay in aysan dhici doonin dib-u-dhac ku yimadda xiliga doorashada, sida uu hadalka u dhigay.
12 bishan September, ayaa la filayaa in Magaalladda...
Laba askari oo ka tirsan bilayska dalka Kenya ayaa la dilay Axaddii shalay iyaga oo ilaalo ka haya kaniisad ku taalla meel u dhow badweynta Hindiya.
Kooxda weerarka geysatay ayaa waxaa ay saarnaayeen Mooto, waxaana loo maleynayaa in ay ka tirsanaayeen Al Shabaab.
"Baaritaan ayaa la bilaabay, weerarkan ma ahan mid...
75,000 oo Muslimiinta Rohingya ah oo ka barakacay dhibaatooyinka loogu geysanayo dalkooda Myanmar, ayaa galay dalka Bangladesh.
Afhayeenad u hadashay hay’adda UNHCR, ayaa Al Jazeera u sheegtay in tan iyo markii qalalaasaha ay bilowdeen 25 bishii August in barakaca uu socday.
Wararka ka imaanaya dalka Myanmar ayaa sheegaya in xaafado badan...
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda ee dalka Masar, ayaa lagu cambaareeyay weerarkii shalay Al Shabaab ay ku qaadeen saldhiga ciidanka dowladda ee ku yaalla deegaanka Buulo-Guduud ee duleedka Magaalladda Kismaayo.
Bayaanka dhinca kale waxaa lagu muujiyay in Masar ay ixtiraamayso xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya...
Tan iyo wixii ka danbeeyay soo ifbixii warka ku saabsan in dowladda federaalka Soomaaliya u gacan galisay dowladda Itoobiya sarkaal sare oo la sheegay in uu ka tirsanaa Jabhada ONLF oo lagu magacaabo Cabdikariin Muuse Qalbi –Dhagax, waxaa sii xoogeysanaya dhaleeceyn loo jeedinayo dowladda federaalka Soomaaliya.
Gaar ahaan warbaahinta bulshada...
Cabdi Faarax Laqanyo oo horay u soo noqday guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan ayaa munaasabad maanta ka dhacday magaalada Muqdisho uga dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan qabashada xilka madaxweynaha maamulka Hirshabeelle.
Odayaal iyo waxgarad munaasabada ka qeybgallay ayaa sheegay in musharaxa u qalmo qabashada xilkan, iyaga oo ka codsaday...
Dowladda Mareykanka ayaa si adag Waqooyiga Kuuriya oo tijaabisay hub Nukliyeer ah, waxaana ay cambaareyntan qeyb ka noqoneysaa dhaleeceen is daba joog ah oo loo jeedinayo Kuuriyada Waqooyi.
Pyongyang ayaa sheegtay in ay si guul ah u tijaabisay Bam Nukliyeer ah oo ay xambaari karaan gantaalada ridada dheer.
Donald Trump madaxweynaha...

















