War ka soo baxay Xafiiska Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (SRCC) ee Soomaaliya iyo Madaxa AMISOM, Ambassador Francisco Madeira, ayaa loogu hambalyeeyay Guddoomiyaha cusub ee Baarlmaanka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.
Ambassador Madeira ayaa hadal kooban ku yiri “Doorashada nabdoon ee Golaha Wakiilada Shacabka iyo guusha ayaa mar...
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degmada Howl-wadaag ee gobolka Banaadir, gelinkii dambe ee maanta ayaa waxaa degmadaasi lagu dilay haweeneyn ka tirsaneyd hay’adda WHO.
Gabadha la dilay oo lagu magacaabi jiray Maryan Cabdulaahi Max’uud ayaa waxaa ay u shaqeyneysay hay’adda caafimaadka Aduunka Qaramada Midoobay ee WHO.
Goob-joogayaal ayaa warbaahinta...
Hooyo iyo laba caruur ah oo ay dhashay ayuu xalay qaatay roob weyn oo ka da’ay magaaladda Hargeysa, taas oo sababtay geeridda hal qof, halka mid kalena la waayey nolol iyo geeri ka uu yahay.
Labaddii caruurta ahaa midna wuu geeriyooday kii kalena illaa hadda waa la raadinayaa, halka hooyadii...
Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey uqaabilsan soomaaliya Ambassador Micheal Keating ayaa hambalyo waxaa uu udiray afhayeenka cusub ee Golaha shacabka, kaa oo shalay Muqdisho lagu doortay.
Ambadr Keating ayaa sidoo kale ku amaanay xildhibaanada Golaha shacabka qaabka daah-furnaanta leh ee ku guteen waajibkooda.
Dhanka kale Micheal Keating ayaa u mahad...
Madaxwaynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari ayaa la kulmay madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump.
Kulanka labada mas’uul ayaa ka dhacay Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalka Mareykanka.
Ka dib kulanka ayaa madaxwayne Trump waxaa uu sheegay in uu rajaynayo in dowladda Nigeria ay meesha ka saari doonto caqabadaha dhanka ganacsiga.
Waxa uu intaa ku...
Doorasho xiiso badan oo xildhibaannadu labo wareeg oo codeyn ah mareen ayaa ugu danbeyntii waxaa ku guuleystay guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo horay u ahaa Wasiirkii gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya.
Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa helay codad gaaraya 147, halka musharaxa Ibraahim Isaaq Yaroow uu helay 118 cod.
Horay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee loo doortay Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.
Madaxweyne Farmaajo ayaa ku ammaanay Guddoonkii KMG ahaa ee Golaha Shacabka, Guddigii Doorashada iyo dhamaan Xildhibaannada Baarlamaanka sida ay u guteen waajibkooda dastuuriga ah, waxaa uuna...
Xarunta Golaha Shacabka waxaa goor dhaw ka bilaabatay doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka kaddib markii 9 bisha April uu xilka ka degay guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Prof Maxamed Cismaan Jawaari.
Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka waxaa xaadir ah 264 Xildhibaan waxaana shir gudoominaya gudoomiye ku-xigeenka koobaad ee Golaha Shacabka oo sidoo kala...
Ilaa 21 ruux ayaa lagu aramayaa in ay ku geeriyoodeen weerar Ismiidaamin ah oo goor dhaw ka dhacay magaalada Kapul ee dalka Afgahistan, waxaana dadka dhintay ka mid ah Afar Wariye.
Saraakiisha ayaa gobolka ayaa sheegay in qaraxyada ay ka dhaceen Aaga Shashdarak oo ka tirsan caasimadda dalkaasi ee Kapul.
Qaraxa...
Saraakiisha ciidamada dowlad gobolleedka Puntland ayaa sheegay in ay isku soo dhiibeyn ciidamo militarii ah oo ka soo goystay Soomaaliland.
Sareeyo Guuto Siciid Axmed Maxammed(Shoodhe) iyo Guddoomiyaha gobolka Nugaal Col Cumar Cabdullaahi Maxammed (Fara-Weyne) iyo mas’uuliyiin kale ayaa goob fagaara ah ku soo bandhigay ciidamadan oo tiradooda lagu sheegay 110...

















