Monday, August 31, 2026
  Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu horkacayo ayaa lagu wadaa saacadaha soo socda in ay gaaraan magaalada ee xarunta maamul gobolleedka Hirshabeelle, halkaa oo lagu qabanayo munaasabada calleemo saarka madaxweyne Maxamed Cabdi Waaare. Waxaa sidoo kale Jowhar tagaya oo la filayaa in ay ka qeybgalaan munaasabada calleemo saarka madaxweynaha Hirshabeelle...
Madaxwnaha dowladda SoomaaliyaMaxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Uganda, ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaa Yoweri Museveni. Labada Madaxweyne waxa ay ka wadahadleen xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal, amniga gobolka iyo la dagaalanka kooxaha argagixisada ah. Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahad celiyay dowladda Uganda kaalinta muhiimka ah ee...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhaw u dhoofay magaaalada Kampala ee dalka Uganda socdaal qeyb ka ah safar uu ku tagi doono qaar ka mid ah wadamada ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa madaxda dalka Uganda kala hadli doona arrimo badan oo ay ka mid tahay...
Ololihii xisbiyadda Somaliland ayaa galay maalintii labaad, waxaana saaka dhoolatus balaadhan ka dhigay dhamaan magaalooyinka waaweyn ee Somaliland xisbiga taladda haya ee KULMIYE. Xisbiga kulmiye ayaa fagaarayaasha magaalooyinka waaweyn dhoolotus ku sameeyey, waxaana gobolada waaweyn uga qaybgalay madaxda sare ee xisbiga, magaaladda Boorama waxa taageeraasha xisbiga kumiye kala qaybgallay madaxweyne...
Sida ay warbaahinta u sheegeen dad goob joogayaal ah dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beelleed oo ka soo kala jeeda maamullada Puntland iyo Galmudug aya ka dhacay degaanno ka mid ah gobolka Mudug. Wararku waxaa ay sheegayaan in dagaalkan xooggiisa uu ka dhacay deegaannada Gacma Falle iyo Godad oo dhinaca...
                      Bulshada Somaliyeed ee ku nool magaalada Winnipeg ee Canada ayaa isugu yimid kulan Baroor-diiq ah oo lagu xasuusanayay shacabkii lagu xasuuqay qarax 14-kii bishan ka dhacay isgoyskaa Soobe ee magaalada Muqdisho. Maryan Kalax oo so gashay dalka Canada muddo laga joogo 26-sano , isla markaana ka soo carartay dagaaladi sokeeye...
Wararka naga soo gaaraya  degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe  ayaa sheegaya in Gaari ay saarnayeen dad shacab ah ay goor dhow miino la kacday. Deegaanka lagu magacaabo Daniga Baaloow oo ku yaalada waddada xiriirisa degmada Afgooye iyo Balcad ayaa la sheegay in gaari nooca loo yaqaano Homeyda, ay niinadaas...
Madaxa cusub ee Hay'adda Caafimaadka Adduunka ayaa sheegay inuu ka fiirsanayo go'aankii uu ugu magacaabay madaxweynaha Zimbabwe, Robert Mugabe, in uu hay'addaasi caalamiga ah u noqdo safiir sharafeed. Magacaabistan ayuu todobaadkii tegay Dr Tedros Adhanom kaga dhawaaqay shir uu ka qeybgalayay Mugabe oo ka dhacayay dalka Uruguay, balse magacaabistan ayaa...
Dowladda Rwanda aya sheegtay in ay ugu deeqday dadkii ku dhawaan ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay Muqdisho dawo ku kaceysa $1 million oo dallor. Wasiirka arrimaha dibadda dalka Rwanda Ms. Louise Mushikawebo iyo wasiir ku xigeenka Arrimahada dibadda Soomaaliya ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka ka dhexeeya...
  Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kulan ku martiqaaday madaxda dowlad gobolleedyada xubnaha ka ah dowladda federaalka Soomaaliya, 28ka bishan October 2017. Kulanka ayaa looga arinsanayaan sida la sheegay howlo muhiim ah oo horyaalla Qaranka, gaar ahaan sidii musiibadii Qaran ee ka dhacday magaalada Muqdisho 14kii bisha Oktoobar 2017 loogu...