Friday, June 12, 2026
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa markii ugu horeysay sheegay in xukuumadiisu soo dhaweyneyso dhaliilaha uga imanaya mucaaradka, waxaana uu sheegay in ay aqbalayaan dhaliil kasta oo aan aheyn mid Dan Shaqsi ah. ‘’Waan soo dhaweynayaa qof kasta oo Soomaaliyeed oo na dhaliileysa, haddii aan nala dhaliilin ma...
                    Magaalladda Muqdishu, maanta waxaa ka furmay shir socon doona mudo saddex maalin ah, kaas oo diiradda lagu saari doono horumarinta Warbaahinta Soomaaliya. Shirka waxaa soo qaban-qaabisay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya. waxaana saddexda maalin ee uu socon doono diiradda lagu saari doonaa qodobo ay kamid yihiin in si wadajir ah warbaahintu ay...
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Caawa Dagaal Culus oo u dhaxeeya Ciidamo ka wada tirsan Maleeshiyaadka Urur Diimeedka Ahlu Sunna uu ka socdo Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud. Sida la sheegay Dagaalkan oo ahaa mid Culus ayaa waxaa ku geeriyooday ku dhawaad 3 Ruux kuwa kale oo...
- Sida ay sheegayso warbaahinta dowladda Soomaaliya, kooxda Alshabaab ayaa lagu jebiyay weerar ay ku soo qaaddeen degmada Galcad ee gobolka Galgaduud. Waxay warbaahintu sheegaysaa in xaaladda degmada Galcad ay hadda deggan tahay ayna si buuxda gacanta ugu hayaan Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo iskaashanaya. Waxaa lasoo sheegayaa khasaaro badan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta ka qeyb galay Siminaar lagu soo bandhigayey qiyaasta tirada dadka Soomaaliya oo ay si wadajir ah u fuliyeen Wasaarada Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamka iyo Sanduuqa Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha dadka (UNFPA), isagoo dhinaca kale kormeer ku...
Dagaal culus oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beelleed ayaa goor dhaw ka qarxay deegaan 6km dhinac galbeed uga beegan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Madaafiicda iyo rasaasta culus oo ay adeegsanayaan dhinacyada iska soo horjeeda ayaa laga maqlayaa xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne, waxaana dad ku dhaawacmay dagaalka qaarkood...
Banaanbaxyo aad u xoogan oo rabshado wata ayaa ka bilaawday gobolada Gauteng iyo KwaZulu Natal ee dalkaasi Koofur Afrika. Banaanbaxayaasha ayaa waxay boob bililiqo ah u geysteen goobo ganacsi oo ay leeyihiin ajaaniibta ku nool dalkaasi gaar ahaan labada gobol ee Gaunteng iyo KawaZulu Natal. Banaanbaxyadaan ayaa waxaa dhigaya dad taageerayaal...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku boorinaya ciidamada qalabka sida in ay laba-jibaaraan dagaalka ka dhanka ah sida uu hadalka u dhigay koooxaha argagixisada. Madaxweyne Farmaajo oo shalay la hadlay cutubyo ka tirsan ciidamada qalabka sida ayaa ku tilmaamay Al-shabaab iyo kooxaha kale ee argagixisada shisheeye dalka ku...
Xilli xalay rasaas laga maqlay garoonka diyaaradaha Muqdisho, taasoo la sheegay inay ahaayeen kuwo ay AMISOM kaga jawaabaysay Weerar ay dhanka badda kaga soo qaadeen garoonka diyaaradaha Muqdisho, ayaa waxaa maanta ka hadlay arrintaas ciidanka AMISOM ee ilaalo ka haya garoonka diyaaradaha Muqdisho. Afhayeenka AMISOM Col. Paul Njuguna oo la...
wakaalada wararka soomaaliyeed ee warsom.com Wafdigan ayaa saakay waxaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyey garoonka Caalamiga ah ee Aden Adde oo uu halkaas ku soo dhoweeyey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali, golaha wasiirada, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo mas’uuliyiin kale. Soo dhoweynta ka dib Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka...