Thursday, May 2, 2024
Wararka naga soo gaaraya degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu goordhaw ka dhacay qarax Ismiidaamin ah oo lagu dilay guddoomiyahii degmada Jalalaqsi Maxamuud Nuur Cagajoof oo loo yaqiinay Dabaashe. Qaraxa lagu dilay guddoomiye Dabaashe oo loo adeegaaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay...
Subaxnimadii maanta waxaa xaafadda Kaalsa bal-ballaare ee magaalada Muqdisho lagu diley sarkaal ka tirsanaa ciidanka Asluubta oo lagu magacaabo Col. Cabdullaahi Sarmaan. Dilka Col. Sarmaan ayaa noqonaya qofkii 4aad ee lagu dilo Muqdisho muddo 24 saac ah kaas oo ka tirsan Dowladda Federaalka. Maalintii shalay waxaa la diley laba masuul...
Rag hubeysan ayaa xalay degmadda Dharkeenleey ee Gobolka Banaadir, ku dhaawacay Maxamed Isaaq Tubane, oo la sheegay in uu ka mid ahaa Ergadii Xildhibaannada ku soo dooratay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, sida goob-joogayaal ay sheegeen. Weerarka  ayaa waxaa uu ka dhacay xaafadda Nuur Aduunyo. Ciidanka dowladda oo gaaray goobta dilka...
Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Guddoomiyaha  Barlamaanka Soomaaliya oo ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay isla markaana kulammo ammaanka looga hadlayo la qaatay saraakiisha ciidammada dowladda ee halkaasi ku sugan ayaa sheegay in dhawaan si dhameystiran loo xorreyn doono gobollada Baay iyo Bakool, iyadoo maanta uu guddoomiyuhu...
Sarkaal horey uga tirsanaa booliiska dalka Kenya oo lagu magacaabo Axmed Rashiid ayaa lagu soo eedeeyay eedeymo ka dhan ah xuquuqda aadanaha, isagoo wajahaya dacwad dil ah. Hay’adda Madaxa Banaan ee Kormeerka Booliska (IPOA) ayaa sheegtay inuu sarkalkaan lug ku leeyahay dilka labo dhallinyaro Soomaali ah oo lagu kala magacaabo...
Baarlamaanka Midowga Yurub oo kulan yeeshay ayaa War uu ka soo saaray xaalada Soomaaliya, waxaa uu ku dalbaday in Soomaaliya laga daayo fara-galinta shisheeye ee lagu hayo. Qaraarkan ayaa wax-yaabaha ku qornaa waxaa ka mid ahaa mowqifkii dhex-dhexaadnimo ee ay Somaaliya ka istaagtay xiisadda Khaliijka oo lagu sheegay uu dhaliyay...
Wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in horjoogayaasha ugu sarreeya Alshabaab, sida Mahad Karatee iyo Axmed Diiriye ay ku dagaalameen degmada Jilib & Hargeysa-Yarey oo katirsan Gobolka Jubbada Dhexe. Qoraalka kasoo baxay wasaaradda oo lagu daabacay bogga wasaaradda ee Twitter-ka ayaa lagu sheegay in khasaare xooggan uu soo gaaray maleyshiyaadka kala...
waxaa muddo ku dhaw 20 sano iyo kabadan dalka soomaaliya oo ay dagaallo,abaaro,fatahaado iwm ay la dageen ka hawlgalayey hey'addo international ah iyo local ah,gudaha dalka soomaaliya. Hey'adaha soomaaliya ka hawlgala waa kuwo dhamaan ama inta badan musuqmaasuq ku baahey,aysana jirin cid contoroosha iyo wax la xisaabtanta,sidaas darteed waxey hey'aduhu...
Gobolka Soomaalida ee Ethiopia ayaa markii ugu horreysay laga dhisey ciidamada Kumaandooska ee sida gaarka ah u tababaran. Ciidamadan oo gaaraya 250 askari ayaa qeyb ka ahaa 3000 oo askari oo ciidamo cusub oo Liyu Boolis ah oo dhowaan tababar loo soo xiray. Ciidamadan ayaa looga talo-galay inay ka jawaabaan xaaladaha...