Wararka Gobolka Soomaalida Itoobiya Oo Dhistay Ciidan Kumandoos Ah. By Warsom - October 4, 2019 0 496 Facebook Twitter WhatsApp Linkedin Gobolka Soomaalida ee Ethiopia ayaa markii ugu horreysay laga dhisey ciidamada Kumaandooska ee sida gaarka ah u tababaran. Ciidamadan oo gaaraya 250 askari ayaa qeyb ka ahaa 3000 oo askari oo ciidamo cusub oo Liyu Boolis ah oo dhowaan tababar loo soo xiray. Ciidamadan ayaa looga talo-galay inay ka jawaabaan xaaladaha deg degga ah iyo difaaca xuduudaha gobolka.