Friday, April 19, 2024
Taliska ciidanka Danab ee Puntland ayaa beeniyay inay wadaan dhadhaqaaqyo ciidan oo mar kale sababi kara inuu dagaal ka dhaco magaalada Garowe ee caasimadda Puntland. Bayaan kooban oo xalay kasoo baxay Danab ayaa lagu sheegay in aan dadka lagu barakicin warar been abuur ah oo aan sal iyo raad toona...
                        Amarkan oo kasoo baxay gudiga mideynta dakhliga dowlad goboleedka Jubbaland oo uu gudoomiye u yahay Madaxweeyne ku xigeenka labaad ee Jubbaland Mudane C/qaadir Xaaji Max'uud (Lugadheere) ayaa looga mamnuucay gaadiidka aan u diiwaansanayn wasaaradda gaadiidka Jubbaland in uusan ka shaqeyn doonin deegaanada Jubbaland ee uu maamulku gacanta ku hayo. Saaka...
  Maamulka Koonfur galbeed ayaa digniin adag u diray dadka garsoorka u raadsada degaanada ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab . Koonfur Galbeed waxa ay sheegtay in dadkaasi tilaabo adag laga qaadi doonto, islamarkaana cidii lagu helo la marsiin doono ciqaab adag. Taliyaha ciidamada booliiska gobolka Baay iyo wasiirka amniga maamulka Koonfur Galbeed...
Dowlad-gobolleedka Puntland ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa toddobaadkan inay u noqoto billowga maalmaha doorashada,iyadoo diyaar garow xooggan oo doorashada la xiriira laga dareemayo magaalada xarunta ee Garoowe. Galinka dambe ee maanta ayaa la filaya in guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamaanka uu shaaciyay xubnaha Baarlamaanka cusub, kuwaaso soo dooran doona...

Raali galin

Maamulka wakalada warsom.com waxey raali galin buuxda ka bixinayaan dib u dhac ku yiid balanqaad ay horay ugu sameeyeen kaa soo ku saabsanaa qeminta wariyaasha iyo warbaahinada somaliya ee sanadka 2011 cilado farsamo iyo  geeridii naxdinta laheed eek u timid halyaygii saxafadeed C/salaam Sh. Xasan xiis. Waxaan idin balan qadayaan...
Hay’addaha arrimaha bini’aadantinimada ka shaqeeya ayaa aad u cambaareeyay xarigga iyo barakicinta khasabka ah ee in ka badan 1,000 qof oo isugu jira haween, carruur iyo rag, kuwaas oo ay Somaliland kasoo barakacisay magaalada Laascaanood ee caasimadda gobolka Sool. Wada hawlgalayaasha bani'aadamnimada ayaa sheegay in ay isku –dubbaridayaan qiimeyn bani'aadamnimo...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan Munaasabadda Maalinta koowaad ee Ciidda Carafo u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo dhamaan Muslimiinta Caalamka ee u dabbaal-degaya farxadda Ciidda Carafo. Madaxweyne Farmaajo ayaa ummadda Soomaaliyeed u rajeeyay in ay sannadkan sannadkiisa ku gaaraan horumar, barwaaqo, amni iyo isku duubni,...
Dagaal culus ayaa ka socda magaalada ku taalla xuduuda Suuriya iyo Turkiga ee Ras al-Ain xilli ciidamada Turkiga ay howlgalo militari ka wadaan waqooyi bari Suuriya. Militariga Turkiga ayaa waxay sheegeen in ay la wareegeen magaaladaasi,balse xoogaga Kurdiyiinta ayaa arrintaasi beeniyay. Xukuumadda Turkiga ayaa waxaa sidoo kale ay beenisay in ciidamadeeda...
Madaxweynaha dowlada Somalia Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayey ayaa barqanimadii maanta gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa si diiran ugu soo dhoweeyey magaalada Garowe masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland oo uu ka mid ahaa madaxweynaha maamulkaas C/raxmaan Faroole iyo qeybaha kala duwan ee...
Dowladda federalka Soomaaliya ayaa ka jawaabtay eedayn uga timid Somliland, taas  oo ku saabsan sida loo qeybsaday xujeyda sannadkan. Wasiirka diinta iyo awqaafta dowladda federalka Soomaaliya Cumar Cali Rooble ayaa sheegay inaan la siyaasadayn qeybsiga xujeyda laguna salayn nidaamka 4.5 ama maamulada dalka ka jira. Wasiirka ayaa sheegay in shirkaddaha ku...