Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo bilaha soo socda sidii looga wada shaqeyn lahaa sidii dalka loo xoreyn lahaa, kadib khudbad uu xalay ka jeediyay shirka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada.
Ra’iisal wasaaraha ayaa sheegay in xukuumadda federaalka ay ka go’an tahay in...
Kulanka u dhaxeeya Madaxda dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada ayaa lagu heshiiyay ajandayaasha looga hadlayo, iyadoo shirkan uu maanta galay maalintiisii labaad.
Ajandaha looga hadlayo shirka oo ka kooban Shan qodob ayaa la soo bandhigay kuwaa oo kale ah Siyaasadda, Amniga, Hanaanka Federaalka, dib u eegista dastuurka iyo Doorashooyinka.
Halkan hoose...
Tani waa xoriyad kale oo dheeraad ah oo la siinayo Dumar Sacuudiga, kaddib markii la sheegay in loo ogolaanayo daawashada ciyaaraha garoommada lagu qabto sannadka soo socda, sida ay masuuliyiintu sheegeen.
Qoysaska ayaa awoodi doona in ay gudaha u gallaan Garoommada ku yaalla saddex magaalo oo waawayn oo kala ah...
Wafdi uu hogaaaminayo guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari o booqasho ku jooga dalka Suudaan ayaa maanta magaaladda Khartuum ee xarunta dalka Sudaan kulan kula qaatay gudoomiyaha Baarlamaanka ee dalka Suudaan.
Gudoomiyaha Golaha shacabka iyo waddigiisa ayaa lagu soo dhoweeyay xarunta Baarlamaanka ee dalka suudaaan, waxaana labada guddoomiye ay...
Dacwad oogayaasha dalka Spain ayaa sheegay in ay diyaarinayaan dacwad ka dhan ah hogaamiyihii xilka laga qaaday ee Catalonia, Carlos Puigdemont,.
Xafiiska madaxa dacwad soo oogaha Spain ayaa sheegay in dacwadaha ka dhanka ah Mr Puigdemont lagu wado in la soo bandhigo maanta oo isniin ah.
Mr Puigdemont ayaa diiday in...
Danjiraha gaarka ah Midowga Afrika (SRCC) ee Soomaaliya, Ambassador Francisco Madeira, ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii Sabtidii ina dhaaftay ka dhacay Hotelka Naasa-hablood 2 ee magaalada Muqdisho.
Mr. Madeira ayaa marka hore wuxuu tacsi u diray Ehelada dadkii lagu laayay weerarka, isaga oo sidoo kale kuwii dhaawacmay ugu duceeyay...
Kulan goor dhaw ay ku yeesheen magaalada Muqdisho xubnaha gollaha wasiirada ayaa looga dhawaaqay in xilalkii ay hayeen laga qaaday Taliyeyaasha Booliska iyo Nabadsugida.
Kulanka oo ahaa mid aan caadi ahey ayeey gollaha wasiirada isku raaceen in xilalka laga qaado taliyayaasha Booliiska iyo Nabad-sugida Jen C/xakiin Daahir Saciid iyo C/llaahi...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah Xarunta Madaxtooyada uga furay shirka wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada.
Shirkan ayaa Madaxdu waxa ay ku gorfeynayaan arrimaha siyaasadda dalka, wada shaqeynta Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada, amniga iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada Alshabaab.
Wasiirka...
Waxaa soconaya kulamo hor dhac ah oo u dhaxeeya mas’uuliyiinta dowladda iyo madaxda maamul goboleedyada oo ku wada sugan magaalada Muqdisho.
Kulanka ayaa la sheegay in uu hor dhac u yahay shirka goor dhow u furmaya Madaxda, kaasoo looga hadlayo khilaafka dowladda iyo maamul goboleedyada, xaaladaha nabadgelyo ee dalka, arrimaha...
Saraakiisha hay’addaha Amniga Soomaaliya ayaa sheegay in ay soo afjareen weerarkii hoteelka Naasa Hablood 2 ee magaalada Muqdisho oo dabley hubeysan ay shalay gudaha u galeen.
Tirada dhimashada ayaa la sheegayaa in ay ka badan tahay 20 qof halka dhaawacuna uu ka badan yahay 30 qof.
Inta la xaqiijiyay dadka dhintay...


















