Waxaa lagu waddaa Magaalada Muqdisho in uu maanta ka furmo Shirka Madaxda maamul gobolleedyadda iyo sidoo kale dowladda Soomaaliya.
Shirkaan ayaa horay waxaa u shaaciyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed, waxaana lagu wadday in uu furmo shalay,inkastoo uu dib u dhacay oo maanta lagu balamay.
Waxaa Magaalada Muqdisho ku sugan dhammaan...
Waxey aheyd dhacdo cajiib ah oo isugu jirtay badbaadin iyo naf hurnimo kaddib markii Haweenney ku dul Umushay diyaarada Jubba Airways xili ay ku jirtay dulimaadkeedii caadiga ahaa.
Diyaarada oo ka soo duushay magaalada Hargeysa kuna soo jeeday Muqdisho dullimaadkeeduna ahaa ilaa Nairobi ayaa xili ay dulmareysay deegaanka Qabri Dahare...
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa war ka soo saaray weerarkii galabta Al-Shabaab ku qaadeen Hotelka Naasahablood 2 ee degmada Xamar weyne, isagoo ka tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay weerarkaas.
War saxaafadeed goor sii horeysay laga soo saaray Madaxtooyada, saacado kaddib qaraxyadii gil gilay Hotelka Naasahablood 2 ayaa lagu sheegay in weerarkaas aanu marna...
Wasiirkii arrimaha gudaha maamulka Koonfur Galbeed Madoobe Nuunoow Maxamed ayaa ka mid noqday siyaasiyiin xalay ku geeriyootay weerarkii cuslaa ee lagu qaaday Hotelka Naasa Hablood ee magaalada Muqdisho.
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Koonfur Galbeed ayaa xaqiijiyay geerida Wasiirka.
Waxaa uu ka mid ahaa siyaasiyiinta degan Gudaha Hoteelka, waxaana la...
Waxa isa soo taraya qasaaraha ka dhashay qaraxyo is xigxigay oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Hotel Naasa Hablood 2, waxaana lagu soo waramayaa in dadka geeriyooday uu kamid yahay Xildhibaan Hore C/naasir Gaarane.
Xildhibaanka iyo masuuliyiin kale ayaa markii uu weerarku dhacayay la sheegay in ay...
https://youtu.be/l7hDB43CkrI
warsom2011@gmail.com
Sagaal masaajid oo ku yaal gobolka Minnesota ayaa lacag gaaraysa $240.000 kun oo Dollar u uruuriyey dadkii ku wax yooloobay qaraxii 14 Oktoobar ka dhacay magaaladda Muqdisho .
Hadaba kulan ay habeenimadii xalay ay ku qabteen qaar ka mida culumo-udiinka sagaalkaa xarumood Masaajidka Karmel ee Minneapolis ayeey ku cadeeyeen tirada lacagta...
Ra’iisul Wasaaraha dalka Spain Mariano Rajoy ayaa kala diray Baarlamaanka goboleedka Catalan, isagoo ku baaqay doorasho waqtigeeda laga soo hormariyay oo dhaca dhamaadka sanadkan.
Baarlamaan goboleedka Catalan ayaa shalay u codeeyay inay noqdaan dal ka madax banaan Spain, taasoo ka dhalatay jahwareer siyaasadeed.
Ra’iisul Wasaaraha Spain ayaa sheegay in la baal...
Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Qarax miino lagu dhaawacay guddoomiyaha degmada Cadale oo lagu magacaabo Maxamed Muuse.
Guddoomiyaha ayaa la sheegay in gaari uu la socday lagu bartilmaameedsaday deegaanka lagu magacaabo Garsaale xili uu ku sii jeeda dhinaca magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle.
Guddoomiyaha ayaa...
Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in ay xoojinayso howlgalka ka dhanka Kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida ee ka socda Xeebaha Soomaaliya iyo meel kale ee ka baxsan.
Waxaa ay sheegtay in ay muhiim tahay in laga shaqeeyo ciribtirka Kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida oo Sanadkaan soo laba kacleeyay.
Afhayeenka wasaaradda Arrimaha dibadda Shiinaha Geng Shuang ayaa...


















