Sunday, August 30, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya  Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xarunta madaxtooyada kulan kula qaatay madaxweyne ku -xigeenka iyo guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey iyo Cali Gacal Casir iyo guddoomiye ku-xigeenka labaad. Kulankan ayaa ahaa mid looga hadlayay xal u helida khilaafka Galmudug, iyadoo madaxweyne Farmaajo uu bilaabo waan waan uu...
                        Kulan wayn oo ay isugu yimaadeen Dhalinyaradda kala duwan ee  degmooyinka Magaalada Moqdishu ayaa lagu lafa guray  cidda qaadanaysa mas’uuliyadda  xasuuqyadda is xigxiga ee shacabka degan magaaladda Moqdishu ku habsaday. Kulanka oo cinwaan looga dhigay “ isla xisaabtan” ayaa dhaliilo kal duwan loogu soo jeediyay  dowladda Soomaaliya.  Xasuuqii October  ee...
  Guddida Wanaag farista iyo Xumaan reebista ee Somaliland, ayaa baaq ku aadan habsami u socodka ololaha doorashadda madaxtooyadda ee saddexda Xisbi ee Kulmiye, UCID iyo Waddani ay ku hirdamayaan taladda dalka ugu baaqay in laga dheeraado wax kasta oo amniga iyo dhaqanka Suuban ee Somaliland waxyeelaaya in laga fogaado...
  Inta la xaqiijinayo 8 ruux ayaa lagu dilay tiro kale oo intaa ka badanna dhaawacyo kala duwan ayaa ka soo gaaray, kaddib marki uu nin waday gaari kuwa xamuulka ah uu jiirsiiyay dad ku dhax socday waddo aad mashquul u ah oo ku taalla magaalada New York ee dalka...
                            Shirkan oo uu maanta si rasmi ah u daahfuray madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-bashiir aayaa waxaa ka qeybgalay gudoomiyeyaasha baarlamannada dalalka Carbeed oo uu kamid yahay gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Mudane Max’ed Sheekh Cismaan Jawaari, iyo mudneyaal ka tirsan baarlamanka Soomaaliya ee xubnaha ka ah Baarlamanka carabta. Sida uu sheegay Madaxweynaha...
Shirka oo ay ka qeybgalayaan dhamaan wasiirada warfaafinta dowlad gobolleedyada dalka ayaa waxaa soo qabanqaabisay wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska dowladda federaalka. Furitaanka shirka ayaa waxaa ka qeybgalay wasiirka wasaarada warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Eng Cabdiraxmaan Cismaan Yariisoow, guddoomiyaha guddiga warfaafinta baarlamanka, xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, iyo dhamaan wasiirada dowlad...
  Hogaamiyaha mucaaradka Kenya oo si kulul uga jawaabay natiijadii ka soo baxday doorashadii ka dhacday Kenya ee la sheegay in uu ku guuleystay madaxweynaha talada haya ee Uhuru Kenyatta. Raila Odinga ayaa sheegay in wixii ka dhacay Kenya aysan aheyn doorasho waxana uu ku baaqay in dib loo qabto doorasho...
Xoogagga Al-shabaab ayaa la wareegay gacan ku haynta deegaanka Rasadaay ee duleedka degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasi oo ay isaga baxeen ciidamada AMISOM. Ciidamada Uganda ee qaybta ka ah AMISOM, ayaa gelinkii dambe ee Isniintii isaga baxay Degaanka Rasadaay, iyadoona ay muddo gaaban kadib la wareegeen Shabaabka. Ciidamada Uganda,...
  Guddiyada Amniga iyo Difaaca ee Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa shalay gelinkii dambe kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa, iyagoo kulankan looga hadlay xaaladaha amni ee dalka iyo mooshinkii shalay la horgeeyay Baarlamaanka. Kusimaha Guddoomiyaha Baarlamaanka ahna Guddoomiye kuxigeenka 1aad C/wali Ibraahim Muudey ayaa ku wargeliyay Guddiyada Amniga iyo...
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) oo qeyb ka ah Madaxda ka qeyb galeysa shirka u dhaxeeya dowladda dhexe iyo dowlad gobolleedyada ee ka socda Muqdisho ayaa sheegay dalka in uu u baahan yahay xasilooni siyaasadeed. Wuxuu sheegay Gaas haddii la doonayo xasilooni siyasadeed in ay ku imaaneyso...