Madaxtooyada Galmudug oo war kasoo saartey Dilkii Xildhibaan Maxamed Cabdi Guuleed Codsadeyna in Sharciga la horgeeyo Gacanku dhiiglaha.

0
489

Maamulka Gal-Mudug ayaa tacsi u diray ehelada iyo Qaraabada xildhibaan Maxamed Cabdi Guuleed oo shalay galinkii danbe lagu dilay magaalada Muqdisho ee caasimadda Somalia.

Sidoo kale Galmudug ayaa dalbatay in Cadaalad la horkeeno gacan ku dhiiglaha ka dambeeyay dilka Xildhibaanka , xilli dowladda Somalia ay wad-do baaritaano la xiriira sida uu dilkani u dhacay.