Friday, August 28, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Senator Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid oo shir jaraa’id ku qabtay Gurigiisa ayaa sheegay in ciidamadii Gurigiisa soo weeraray loo sheegay in ay ka amar qaadanayeen Imaaraadka Carabta. ‘’ Markii uu falku dhacay waxaa uu soo wacay Ninka lagu magacaabo Saadiq Joon oo ii sheegay in ciidamada Gurigeyga soo weeraray ka...
Dableey looga shakiyay Ururka Al-shabaab ayaa weerar ku qaadday  subaxnimadii hore ee Saakay Saldhigga Ciidanka Boliiska ee Degmada Ijaara oo ka tirsan ismaamul goboleedka Gaarisa Kenya. Raggan oo lagu qiyaasay tiradooda 50 Nin ayaa dab qabadsiiyay  qaar ka mid ah Xafiisyada Saldhigga iyo xarunta shirkadda isgaarsiinta ee Safaricom, iyagoo horay...
Warar goor dhaw na soo gaaray ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya gudaha u galleen Guriga Senatar Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid oo ah guddoomiyaha Gudiga dib-u-eegista Dastuurka ee labada Aqal. Goobjoogayaal ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan Nabad-sugida  oo wajiyada u duubnaayeen  gudaha u galleen Guriga Senetar...
Warar ay heleen sirdoonka Wadamada Yurub ayaa muujinaya in Dowladda Ruushka ay Shidaal u dirtay Dalka Kuuriyada Waqooyi,sida ay qortay Wakaaladad Wararka Reuters. Waxaa wararku ay sheegayaan in Shidaalka Markab Ruush ah uu ku wareejiyay markab kale oo ay leedahay mid Kuuriyada Waqooyi,sidaasina waxaa laga soo xigtay ilo dhanka ammaanka...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxman Ducaale Beyle ayaa maanta Saxiixay heshiis lacag gaaraysa Labo Milyan iyo Todobo Boqol oo Kun ($2.7m) oo Dollar –ka Maraykanka ah oo wax looga qabanayo Abaaraha iyo Biyo la’aanta ka jirta gobolada dalka Soomaaliya. Heshiiskani Dhaqaalaha xambaarsan waxaa bixinaya hay’adda NRC oo kaashanaya Bangiga Aduunka,...
Madaxweynihii hore  ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa fariin u diray siyaasiyiinta Mucaaradka ah iyo Dowladda isaga oo ugu baaqay in ay ka wada shaqeeyaan Cadaalada iyo Horumarka si looga baxa dhibaatada xilligan ka jirta Soomaaliya. CabdiQaasim oo la hadlayay Idaacada VOA Laanteda Afka Soomaaliga ayuu sheegay in xilligan aan...
Waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay lagu soo gabagabeeyay shir maalmihii ugu danbeeyayba halkaa ay ku lahaayeen Guddoomiyayaasha Baarlamaannada maamul gobolleedyada iyo guddoonka baarlamaanka dowladda Federaalka. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoonka Golaha Shacabka iyo uddoomiyeyaasha baarlamaanada dowlad goboleedyada dalka. Shirkaan ayaa waxaa shir guddooninayaayay intii u socday Gudoomiyaha...
Guddiga Difaaca ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu waddaa in ay maanta kulan ka yeeshaan Darbiga dowladda Kenya ay ka dhiseyso Soohdinta ay la wadaagto Soomaaliya gaar ahaan dhanka Degmada Balad-Xaawo. Maalmihii la soo dhaafay ayaa dadka Shacabka ah ee degmada Baled-Xaawo, waxa ay walaac ka muujinaayay Xaaladda degmadaasi, Maadaama Gudaha...
                    Doorashooyin heer Qaran ah, Qaraxyo iyo Weerarro culus oo dad badan ku dhinteen, Dilal qorsheysan iyo Isbadalo siyaasadeed waxey Astaan lagu xasuusto u noqon doonaan sanadkan 2017da ee sii dhamaanaya. Bishii January 2017:- Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay Taariikhda yeelatay Aqal sare ( Gollaha Odayaasha) oo ka kooban 51 Xubnood oo...
Wasiirka duulista hawaada Soomaaliya Maxamed C/laahi Salaad Oomaar ayaa faah faahin ka bixiyay qorshayaal ay Wasaaraddu wado, kuwaasi oo dib loogu soo celinayo adeegyo muhiim u ah bulshada Soomaaliyeed. Wasiir Oomaar oo marti ku ahaa barnaamij ka baxayay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in ay haatan wadaan qorshayaal iyo dadaalo ku...