Friday, August 28, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Aqristeyaasha shabakadda WARSOM, waxaan halkan ugu soo gudbineeynaa qaar kamid ah dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee sanadda dhamaatay ee 2017, ka dhacay Jubbaland. SHIRARKA Bishii Juun ee sanadkan Wafdi uu hogaaminayo Madaxweeynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Max’ed C/laahi Farmaajo ayaa yimid Kismaayo, isagoo kulamo la qaatay madaxda Jubbaland, ururrada bulshada rayidka ah, salaadiinta...
Ciyaaryahankii hore ee Kubadda Cagta marna ku guuleystay Laabka ugu wanaagsan dunida  George Weah ayaa noqonaya Madaxweynaha dalka Liberia kaddib doorashadii ka dhacday dalkaas Talaadadii aynu ka soo gudubnay. Guddiga doorashada dalka Liberia ayaa sheegay in codadka la tiriyay oo ah 98.1% uu Mr Weah uu hogaamiyaha isbahaysiga isbedelka dimuqraadiga...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo, ayaa sheegay dowladda Soomaaliya mar kale cafis u fidineyso haddii ay isa soo dhiibaan dhalinyarada ku jirta Al-Shabaab. Madaxweyne Farmaajo ayaa ugu baaqay in dhalinyarada Soomaaliyeed ee ka tirsan Al-shabaab heli doonaan nolal wanaagsan haddii ay isaga baxaan falalka ay ku...
Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo ah La taliye sare oo ka tirsan xafiiska madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku eedeeyay xildhibaanada baarlamaanka inay cabsi gelin ku hayaan Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka. Tarsan, ayaa sheegay in Boqolkiiba Sagaashan waqtigii Madaxweynaha iyo kan Ra’iisal Wasaaruhuba uu ku baxayo Baarlamaanka, isagoona su’aal ka keenay...
Mareykanka ayaa War ka soo saaray gaari yar oo nooca raaxada ah oo habeenkii Khamiista aheyd lagu duqeeyay degaanka Xaawa Cabdi oo ku yaalla duleedka magaalada Muqdisho. Mareykanka ayaa sheegay in uu duqeyn ku dilay Afar ka tirsanaa xoogaga Ururka Al-Shabaab, islamarkaana uu burburiyay gaari ay walaxaha Qarxa saarnaayeen oo...
Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga hadashay hawadda Soomaaliya sheegtay inay la soo wareegtay. Maareeyaha wakaaladda Hawadda Somaliland Cabdi Maxamed Rodol ayaa sheegay in arrintaasi hawadda sare ee laga heshiin ay khatar galin doonta hawadda sare, waxaanu u baaqay in dalalka dariska ah iyo UN-tu arrintaasi hoos u eegaan. “Dawlada Soomaliya waxay...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladdiisu badashay dhaqansiyaasadeed horay u jiray oo dhibaato u keenay sida uu hadalka u dhigay shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa maanta xariga ka jaray xarunta laga maamuli doono Hawada Soomaaliya oo muddo dheer laga maamulayay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. “Waxaan bedelnay dhaqan...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow xarigga ka jaray xarunta laga hagi doono Maamulka Hawada Soomaaliya oo burburkii dowladda dhexe kaddib laga maamuli doono magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa Kormeer ku sameeyay qalabka laga hagi doono Maamulka Hawada, isagoo boggaadiyay howsha socotat. Madaxweynaha ayaa mar loo dhiibay qalabka isgaarsiinta...
Madaxweynaha maamulka Khatumo Cali Khaliif Galeyr ayaa fariin u diray madaxweynaha cusub ee Somaliland, isaga oo ka dalbaday in la fuliyo heshiiskii maamulkiisa uu la gallay xukuumadii Siilaanyo. Wuxuu sheegay Cali Khaliif Galeyr intii ay socotay ololaha doorashada madaxweynaha Somaliland in ay is arkeen Saddexdii Musharax ee u tartamaysay xilka Madaxweynaha...
Sannadkan sii dhamaanaya ee 2017 Malaayiin dad ah oo Soomaali ah ayaa ku barakacay iska hor imaadyo hubeysan iyo kuwa kale ayaa lagu dilay, laguna dhaawacay rabshado. Qaramada Midoobay ayaa ku boorisay dadka Soomaaliyeed wada shaqayn joogto ah, si wax looga qabto dhibaatooyinka cakiran ee ka jira gudaha Soomaaliya gaar...