Friday, August 28, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

  Guddiga Joogtada ee Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan uu maanta ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ka soo saaray Qaraar ku aadan Xasaanad ka qaadista Xildhibaano uu dhowaan soo eedeeyay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir. Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka 16kii bishan...
Hay’ada Culumada Soomaaliyeed ayaa soo saartay bayaan ay ugu magac dartay Bayaanka Culumada Soomaaliyeed ee ku aadan khilaafka dalka,iyadoo ka digtey isticmaalka awoodaha aan sharciga ahayn. Bayaankan oo ka kooban Lix qodob ayaa Hay’ada Culumada Soomaaliyeed waxa ay ugu baaqday shacabka Soomaaliyeed inay ilaashadaan diintooda,dowladnimadooda iyo walaaltinimadooda. warsom2011@gmail.com
Wasiirka Warfaafinta Dowlada Federalka Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cusmaan Eng. Yariisow ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay weerar shalay ciidamo ka tirsan milatariga Soomaaliya ku qaadeen Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid. Waxa uu sheegay Wasiirka in Dowlada Soomaaliya ay si deg deg ah uga falcelisay weerarka lagu qaaday Guriga...
Waxaa sii xoogeysanaya dibadbaxyada isku dhacyada wata ee dalkaasi Iiraan ka soconaya. Muqaalo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya ugu yaraan 2 qof oo lagu toogtay magaalada ku taalla galbeedka dalkaasi ee Dorud. Magaalada Abhar, oo ku taalla waqooyiga dalkaasi dibad baxayayaasha ayaa gubay tabeelo uu ku dhaganaa sawirka hogaamiyaha ruuxiga...
Dad badan oo reer Naigeria ah ayaa ku tilmaamay khalad weyn oo nacasnimo ah kaddib markii madaxweyne Muhammadu Buhari uu xilal muhiim ah u magacaabay dad waa hore dhintay. Madaxweynaha ayaa magacyada shaqsiyaadkan ku soo daray liiska dad xilal muhiim ah loo magacaabay taasoo ka yaabisan in badan oo ka...
Dowladda Uganda ayaa ku dhawaaqday in ay Soomaaliya kala baxday qeyb ka mid ah Ciidamadeeda qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM. Uganda waxa ay sheegytay in uu si rasmi ah u bilowday Qorshaha ay ciidamada ugala baxeyso Gudaha Soomaaliya , taasoo qeyb ka ah yareynta Ciidanka ka jooga...
  Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay Qarax subaxnimadii hore ee saakay magaalada Muqdisho lagula eegtay ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM Qaraxa oo ahaa miino dhulka lagu Aasay ayaa lagu weeraray ciidamada marayay Waddada Warshadaha ee magaalada Muqdisho. Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda...
https://youtu.be/RHCug9Szjhs Qaar ka mid ah Hogaamiyeyaasha Xisbiyada Siyaasadeed ee dalka ayaa gal dacwadeed lid ku ah Weeararkii lagu Qaaday  Xarunta Xisbiga wada jir oo ay ku geeriyoodeen ilaa 5 ruux ka futay Maxkamada Cidamada Qalabka sida Iyada oo uu horey u sheegay Xeer ilaaliyaha guud ee Dowaldda federaalka Axmed Cali Daahir...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow oo la hadlay VOA ayaa sheegay in aysan jirin ciidamo dowlad kale ka amar qaatay oo ka howlgala dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho. Hadalka Wasiirka ayaa imanaya kaddib markii Senator Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid Warbaahinta u sheegay in ciidamadii...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa amar ku bixiyay in baaritaan deg-deg ah lagu sameeyo falkii ay ciidamo ka tirsan dowlada ku galeen kuna baareen guriga Senator Cabdi Qeybdiid. Qoraal kooban oo la soo dhigay Bogga Twitter -ka madaxweynaha ayaa  ku amray taliyaha ciidamada xoogga dalka General Cabdiweli Jaamac...