Faah faahinno dheeraad ah soo baxaya Qarax Jidgal ah oo kolonyo ka tirsan Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM lagula eegtay qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha hoose.
Kolanyada Qaraxa lala beegsaday waxey ku socdaalayeen wadada isku xirta degmooyinka Baraawe iyo Buulo Mareer, iyadoona dhawaaqa qaraxa si aad ah looga maqlay...
Wararaka ka imanaya degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa sheegaya in labo Sarkaal oo ka tirsanaa ururka Al-shabaab isku dhiibeen maamulka Koonfur Galbeed ee degmada , kuwaasi oo lagu kala magacaabo Cusmaan Cabdi Xasan iyo Cali Uunsow Maxamed.
Raggan oo Al-Shabaab u qaabilsanaa dhanka amniyaadka ayaa waxa ay ku sugan yihiin...
Wafdigan oo uu horkacayay wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Siciid (Juxa), islamarkaana uu qeyb ka ahaa madaxweeyne kuxigeenka 1-aad ee Jubbaland Mudane Max’uud Sayid Aadan, xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee baarlamanka dalka, wasiirro ka tirsan Jubbaland iyo agaasimaha laanta socdaalka iyo jinsiyadaha iyo masuuliyiin kale ayaa...
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta kala wareegay qalab casri ah oo ka soo saaraya badda gunteeda Maraakiibta ku burburta Biyaha Badda iyo qashinka ku dhex jira shirkadda Albeyrak ee dalka Turkiga.
Qalabkan cusub oo ay keentay shirkadda Albeyrak ee ka howlgasha Dekadda Muqdisho...
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Eng, C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya sanadka cusub ee 2018-ka qorsheyneyso iney ku talaabsato Horumaro la taaban karo oo shacabka Soomaaliyeed ay u riyaaqi doonaan.
Wuxuu sheegay Wasiir Yariisow in sanadka 2018-ka u qorsheysan tahay Dowladda Soomaaliya hirgelinta nidaamka doorashooyinka sida shuruucda,...
Wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Qorshaynta & Xiriirka Caalamiga ah ee Dawlada Federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xassan ayaa soo gaaray Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamul Goboleedka Puntland.
Weftiga waxaa ku soo dhoweyey Garoonka Diyaaradaha ee Garowe Wasiirka Qorshaynta Puntland Shire Xaaji Faarax, Wasiirka Waxbarashada & Tacliinta Sare ee Puntland Abshir Aw-Yuusuf...
Booliska AMISOM ayaa tababar soconaya 10-maalin Muqdisho ugu furay Ciidamada Booliska Soomaaliya, kaasi oo lagu barayo sida fudud ee lagu ogaan karo Aaladaha Qarax ee loo yaqaano “Improved Wired Explosive Devices (IEDs)”
Tababarka ayaa loogu tala-galay in lagu qalabeeyo saraakiisha ciidamada Booliska Soomaaliya, waxaana sidoo kale intuu socda lagu baranayaa...
Hogaamiyaha Kuuriyada waqooyi ayaa sheegay in dhamaan Mareykanka uu ku jiro imika xeendaabka hubkiisa Niyukleerka .
Waxaa uu intaa ku daray in uu mar waliba keebka laga rido Niyukleerka uu miiskiisa saaran yahay.
Hogaamiyaha kuuriyada waqooyi Kim Jong Un ayaa sheegay in hadalkiisa uu xaqiiqo yahay oo aysan hanjabaad ahayn.
Mr Un...
Xoogag ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday bar kontarool oo ku taal meel u dhexeysa degmada Balcad iyo Jowhar ee gobolka Sh/dhexe.
Iska horimaad culus ayaa la sheegay in uu dhaxmaray ciidamadii ku sugnaa barta koontarool iyo kooxdii soo weerartay ayna ka dhasheen qasaare isugu jirta dhimasho iyo...
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho ku booqday Senator Cabdi Xasan Cawaale oo ah guddoomiyaha Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa Ujeedka booqashadiisa la xiriirtay in uu la qeybsado Senetorka dareenka ka dhashay falkii lagu weeraray Gurigiisa, kaasi...


















