Wednesday, August 26, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Gabadh yar oo sagaal jir ah ayaa u geeriyooday kufsi uu ku sameeyey ninkii qabay hooyadeed. Gabadhan yar ayaa magaceeda la odhan jirey Xaleemo Cabdisaaq Salaad, waxaana falkani ka dhacay magaaladda Kaalkacyo ka dib markii ay inanta yar aad u xanuunsatay ayaa loola soo cararay cisbitaalka Burco, kaasi oo cadeeyey...
                      Barlamaanka dowlad goboleedka jubbaland ayaa maanta yeeshay kalfadhiga afaraad, fadhiigiisi 41-aad oo maanta ay soo xaadireen 44 xildhibaan, ayaa waxaa shir gudoominayey  gudoomiyaha barlamaanka Jubbaland Cabdi Maxamed Cabdirahmaan waxaana lagu ansixinayey gudoomiyaha maxkamadda sare  iyo xeer ilaaliyaha guud ee Jubbaland oo uu dhawaan soo magacaabay Madaxweynaha Jubbaland. Gudomiyaha maxkamada sarre...
  Khilaaf sababay dib u dhac ayaa ka dhashay doorashada mid ka mid ah Kuraasta ka bannaan golaha shacabka oo maanta lagu wadday in Muqdisho lagu qabto doorashadiisa. Qaar ka mid ah Ergooyinka ayaa bilaabay Buuq iyo sawaxan markii ay bilaabatay doorashadda sidda ay xaqiijiyeen guddiga doorashooyinka. Kursiga ka bannaan Golaha Shacabka...
Kooxo hubeysan oo ah Burcad baddeed Soomaali ah ayaa weerar ku qaaday Markab ganacsi  oo laga leeyahay dalka Singabuur sidda ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah Warbaahinta dalkaasi. Markabka la weeraray ayaa waxaa lagu magacabaa  MT Leopard Sun,waxaana  ka soo shiraacday xeebaha dalka Oman  kuna sii jeeday magaalada Cape Town...
Waxaa magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan lagu soo gabagabeeyay Shirka ay ka qeybgaleen Wasiirada Beeraha Qaarada Afrika iyo madaxda hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cuntada iyo Beeraha ee (FAO). Shirkaasi oo ahaa kii 30-aad waxaa kaloo xiritaankii ka soo qeyb galay Safiirada Caalamka u fadhiya Suudaan iyo waliba sii...
  Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow ayaa xalay saqdii dhexe booqday Isbitaalada la dhigay dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxyada oo ahaa kuwo is xigay oo ka kala dhacay labo goobood ayaa waxaa dadka ugu badan ee dhimashada iyo dhaawaca ka soo...
Waxaa xalay saqdii dhexe ku geeriyooday magaalada Muqdisho Wariye Axmed Xassan Colaad oo muddo dheer ka shaqeynayay Idaacada VOAda. Geerida Wariye Axmed Xasan Colaad waxaa Idaacadda waxaa warbaahinta u sheegay qaar ka mid ah Eeheladiisa, waxaana saakay socoto qaban qaabada Aaskiisa. Wariye Colaad ayaa la sheegay in uu waayadii ugu danbeeyayba uu...
  Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada dowladda Soomaaliya ku guuleysteen ay fashiliyaan weerar ay soo qaadeen dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Cabdicasiis xildhibaan ayaa sheegay in ay ciidamada dowladda toogasho ku dileen ilaa Shan ka tirsan xoogaggii weerarka soo qaaday kuwaa oo isku dayay in ay...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho e Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng Yariisoow ayaa soo xiray kulammadii wadatashiga dadweynaha ee ay wadeen Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo dhacay dalka oo dhan. Kulammadaas ayaa intii ay socdeen diiradda lagu saaray qorshaha Istaratiijiga ah ee salka u noqon doona howlaha uu wado...
Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa sheegay dowlad deegaanka uu cafis u fidiyay tiro badan oo maxaabiis ah. Mas’uuliyiinta maamulka dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa shalay xabsiga ka sii daayay ku dhawaad 1,500 Qof oo ka tirsan Jabhadda Mucaaradka ah ee ONLF ee ka dagaallanka dhulka Soomaalida...