Muranka Derbiga Kenya Dhiseyso oo Labada Dal Ku Heshiiyeen In Gudi Isku Dhaf ah Loo Saaro.

0
546

Wasiirada Arrimaha Dibadda dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxa ay isku afgarteen in la sameeyo guddi isku dhaf ah oo labada dhinac ka socda kuwaasi oo booqan doono xadka labada wadan.

Wasiir Cawad ayaa intaa ku daray in ay ku heshiiyeen in la hormariyo iskaashiga labada wadan, lana xoojiyo go’aankii labada Madaxweyne ay gaareen ee ahaa in la joojiyo dhismaha Darbiga.

Wuxuu sheegay Wasiirka dooda haatan taagan in aysan aheyn in Kenya ay gudaha u soo gashay xadka Soomaaliya, balse ay tahay Darbiga ay Kenya dhiseyso, taasina ay tahay muhiimada.

Wasiirada Arrimaha Dibadda dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxa ay isku afgarteen in la sameeyo guddi isku dhaf ah oo labada dhinac ka socda kuwaasi oo booqan doono xadka labada wadan.

Wuxuu sheegay Wasiirka dooda haatan taagan in aysan aheyn in Kenya ay gudaha u soo gashay xadka Soomaaliya, balse ay tahay darbiga ay Kenya dhiseyso, taasina ay tahay muhiimada.

warsom2011@gmail.com