Wednesday, August 26, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Xaaladda magaaladda Ghouta ayaa laga dayrinayaa xilli wali golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ay isku afgaran la'yihiin qaraar dagaalka lagu joojinyo. Farnsiiska ayaa sheegay in haddii golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ay ku guuldaraystaan in ay caawiyaan boqolaalka qof ee rayidka ah ee ku xanniban dagaalka Suuriya ay la micno...
Mareykanka ayaa sheegtay in ay ku dileen dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab duqeyn 21kii bishan ka dhacday Tuulada Bangeeni oo 8 KM dhinaca galbeed kaga beegan degmada Jamaame ee gobbolka Jubbada Hoose. War qoraal ah oo ka soo baxay taliska Mareykanka Africa ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in ciidamada militariga Mareykanka...
Maamulka gobolleeka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay soo saaray digniino ku aadan dadka u Maxkaamdaha u doonta deegaanada ay maamulaan Al-shabaab. Wasiirka Warfaafinta Maamulka Koonfur Galbeed Ugaas Xassan ayaa sheegay cid kasta oo loo arko in ay tagayaan meelaha Shabaab ay joogaan in aysan ku soo laabaneyn degaanada...
Soomaliya ayaa mar kale 11 sano is xigta kaalinta koowaad ka gashay qiimeynta wadamada ku caanbaxay musuqmaasuqa kaddib warbixin ay soo saartay hay'adda Transparency International. Liiska ay hay’addu soo saartay ee dalalka ugu musuqa badan dunida waxaa kaalinta 1aad kaga jira Soomaaliya. Liiskan sannadlaha ah ayaa dhinacyada uu qiimaynta ka eego...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo loogu dabaal dagayay xuska sannad guuradii 48aad ee ka soo wareegtay maalintii la aas-aasay Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaare Kayre ayaa salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada...
Maalinta Beri ah ayaa lagu wadaa in dalka Jabuuti ay ka dhacdo doorashooyinka baarlamaanka dalkaas, waxaana ku tartamaya xisbiyada isku tagay aqlabiyadda madaxtooyada UMP iyo xisbiyada EDG PDD iyadoo ay ku tartamayaan ilaa 65 xildhibaan oo kasoo bixi doonta dhamaan dalka Jabuuti oo dhan. 65ta Kursi ee lagu tartamayo 35...
Wararka ka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal culus uu halkaa ku dhaxmaray ciidamada dowladda oo gacan militari ka helaya kuwa Itoobiya iyo Al-shabaab. Dagaalka ayaa bilaawday kaddib markii Al-Shabaab ay dhowr jiho ka weerartay saldhig ciidamada Itoobiya ku lahaayeen garoonka diyaaradaha Baardheere, waxaana dagaalka uu qaatay...
Donald Trump Madaxwaynaha dalka Mareykanka ayaa soo jeediyay in macallimmiinta oo la hubeeyo ay mustaqbalka ka hortagi karto toogashiinka ka dhacda iskuulada Mareykanka. Madaxwayanaha ayaa sheegay in iskuulada oo hubka loo dheereeyo ay uun dhiiri galinayso in ay weeraro dheeraad ah ay dhacaan. Madaxwaynaha Mareykanka ayaa xusay in maclimiinta oo qaata...
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa kulan uu Qasriga madaxtoyada Jabuuti kula qaatay madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa waxaa ay labada dhinac uga wada hadleen howlgalka ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah midowga Africa AMISOM. Madaxweyne Waare socdaalkiisa Jabuuti ku wehlinayay guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeynte Cismaan iyo...
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay duqeyn 19kii bishan Maalintii Isniinta ka dhacday meel u dhow degmada Jillib oo ka tirsan gobolka Jubbada dhexe in ay ku dileen xubno ka tirsanaa Ururka Al-shabaab. Taliska Mareykankan Afrika ee AFRICOM oo war qoraal ah ka soo saaray duqeyntan ayaa wuxuu sheegay duqeyntan in lala...