Tuesday, August 25, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

                        Xukuumadda federaalka ee Soomaaliya ayaa shaacisay in kaalin muuqata ay ka qaadan doonto fatahaadaha ku dhuftay qeybo ka tirsan gobollada dalka, kuwaa oo ay ku baaba’een dalagyo ay beerteen beeraleey Soomaaliyeed islamarkaana sababay barakac. Raysul wasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa sheegay in xukuumaddu ay ugu...
                    Shirkan oo ay ka qeybgali doonaan dalalka midowga Yurub iyo kuwa daneeya arimaha Soomaaliya ayaa diiradda lagu saari doonaa xaaladaha dhinacyada ammaanka iyo dhismaha ciidanka qaranka Soomaaliya. Dowladda Soomaaliya ayaa shirkaasi la tagi doonta qorshaheeda dhismaha ciidamada iyo la dagaalanka kooxaha dowladda kasoo horjeeda. Sida uu warbaahinta u xaqiijiyay safiirka Soomaaliya...
                      War ka soo baxay Xafiiska Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (SRCC) ee Soomaaliya iyo Madaxa AMISOM, Ambassador Francisco Madeira, ayaa loogu hambalyeeyay Guddoomiyaha cusub ee Baarlmaanka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Ambassador Madeira ayaa hadal kooban ku yiri “Doorashada nabdoon ee Golaha Wakiilada Shacabka iyo guusha ayaa mar...
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degmada Howl-wadaag ee gobolka Banaadir, gelinkii dambe ee maanta ayaa waxaa degmadaasi lagu dilay haweeneyn ka tirsaneyd hay’adda WHO. Gabadha la dilay oo lagu magacaabi jiray Maryan Cabdulaahi Max’uud ayaa waxaa ay u shaqeyneysay hay’adda caafimaadka Aduunka Qaramada Midoobay ee WHO. Goob-joogayaal ayaa warbaahinta...
Hooyo iyo laba caruur ah oo ay dhashay ayuu xalay qaatay roob weyn oo ka da’ay magaaladda Hargeysa, taas oo sababtay geeridda hal qof, halka mid kalena la waayey nolol iyo geeri ka uu yahay. Labaddii caruurta ahaa midna wuu geeriyooday kii kalena illaa hadda waa la raadinayaa, halka hooyadii...
Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey uqaabilsan soomaaliya Ambassador Micheal Keating ayaa hambalyo waxaa uu udiray afhayeenka cusub ee Golaha shacabka, kaa oo shalay Muqdisho lagu doortay. Ambadr Keating ayaa sidoo kale ku amaanay xildhibaanada Golaha shacabka qaabka daah-furnaanta leh ee ku guteen waajibkooda. Dhanka kale Micheal Keating ayaa u mahad...
Madaxwaynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari ayaa la kulmay madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump. Kulanka labada mas’uul ayaa ka dhacay Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalka Mareykanka. Ka dib kulanka ayaa madaxwayne Trump waxaa uu sheegay in uu rajaynayo in dowladda Nigeria ay meesha ka saari doonto caqabadaha dhanka ganacsiga. Waxa uu intaa ku...
Doorasho xiiso badan oo xildhibaannadu labo wareeg oo codeyn ah mareen ayaa ugu danbeyntii waxaa ku guuleystay guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo horay u ahaa Wasiirkii gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya. Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa helay codad gaaraya 147, halka musharaxa Ibraahim Isaaq Yaroow uu helay 118 cod. Horay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee loo doortay Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan. Madaxweyne Farmaajo ayaa ku ammaanay Guddoonkii KMG ahaa ee Golaha Shacabka, Guddigii Doorashada iyo dhamaan Xildhibaannada Baarlamaanka sida ay u guteen waajibkooda dastuuriga ah, waxaa uuna...
Xarunta Golaha Shacabka waxaa goor dhaw ka bilaabatay doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka kaddib markii 9 bisha April uu xilka ka degay guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Prof Maxamed Cismaan Jawaari. Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka waxaa xaadir ah 264 Xildhibaan waxaana shir gudoominaya gudoomiye ku-xigeenka koobaad ee Golaha Shacabka oo sidoo kala...