Friday, November 13, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Iyadoo sanad walba maanta oo kale 31-ka May 2018 ay ku beegan tahay maalinta caalamiga ah ee loo asteeyey joojinta cabista sigaarka ayaa dhaqaatiirta Soomaaliyeed waxay mar kale bulshada kaga digayaan qatarta uu leeyahay iyo cudurada halista ah ee ka dhasha. Prof. Cismaan Maxamuud Dufle oo ka mid ah dhaqaatiirta...
Kobaca dhaqaalaha Mareykanka ayaa la sheegay inuu seddexdi bilood ee la soo dhaafay kobaciisa uu yahay 2.2% taasoo ka hooseyso qayaasti lagu waday inuu gaadho oo ahayad 2.3%. Waaxda dhaqaalaha Mareykanka ayaa waxay Arbacada soo saartay warbixin dib loo habeeyey oo ku saabsan qayaasta kobaca dhaqaalaha dalka. Waxayna warbixintu sheegeysaa alaabada...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliy Axmed Ciise Cawad iyo wafdi uu hoggaaminayo oo muddo laba cisho ah booqasho ku joogay dalka Jabuuti ayaa la kulmay madaxda dalkaasi. Wasiir Cawad waxaa uu la kulmay wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf, iyagoo ka wada hadlay...
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho hal cisho ah ku jooga dalka Kenya ayaa wadahadal kula yeeshay Madaxtooyada Kenya dhiggiisa dalkan Mudane Uhuru Muigai Kenyatta. Madaxweyneyaasha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal ee dhinacyada ammaanka, la dagaallanka kooxaha argagixisada ah, ganacsiga iyo horumarinta adeegyada bulshada. Madaxweyne Farmaajo ayaa...
Shirka Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo uu shir-guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu ansixiyay Hindise Sharciyeedka Dambiyadda Kufsiga iyo Hindise Sharciyeedka Nakhshadeynta Magaalooyinka Soomaaliya. Sidoo kalana waxaa warbixino kala duwan laga dhagaystay qaar kamid ah gollaha wasiiradda iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Ugu horeyn, Wasiirka amniga Gudaha...
Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta booqasho hal maalin ah ku soo gaaray magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa hadda wadahadal la leh dhiggiisa dalka Kenya, Uhuru Kenyatta, waxaana kulanka labada madaxweyne uu ka socda xarunta madaxtooyada Kenya. Lama sheegin arrimaha ay ka wadahadlayaan...
Puntland ayaa ku eedaysay Soomaaliland inay caburin ku heyso shacabka ku nool magaalada Laascaanood oo xarun u ah gobolka Sool, sida ku cad warsaxaafadeed goor dhow u baahiyay xafiiska warfaafinta madaxtooyada Puntland. Warsaxaafadeedka ayaa ku wargeliyay hay’adaha u doodda xaquuqda insaanka oo ay ugu horreeyso Human Rights Watch iyo beesha caalamka...
Madaxweynaha Soomaaliyaa Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo booqasho hal maalin qaadan doonta uu ku joogi doono. Faah faahin rasmi ah lagama bixin socdaalka madaxweynaha, waxaana lagu wadaa in safarka madaxweynuhu uu qaato hal maalin. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka Jommo Kenyatta kusoo dhaweeyay...
Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa saakay ku dhawaaqday xukunka dacwad ciqaabeedkii loo heystay eedeysanayaasha kala ah Farxaan Maxamed Samatar, C/naasir Dhaqane Xasan iyo Abshir Maxamed Xaaji Buule. Xafiiska xeer ilaalinta ayaa raggan wuxuu ku soo eedeeyay dambiyada kala ah kamid noqoshada ururo hubeysan oo lid ku ah...
Ilaa 10 ruux ayaa lagu rumeysan yahay lagu dilay weeraray maleeshiyaad hubeysan ka geysteen deegaan lagu magacaabo Monjane oo ka tirsan gobolka Cabo Delgado dalka Mozambique. Dadka la dilay oo ay ka mid ahaayeen carruur aya lagu waramayaa in dhamaantood la gowracay oo aan wax rasaas ah loo adeegsan. Maleeshiyadkan weerarka...