Ciidamada dowlada ayaa toogasho ku diley labo ruux oo la sheegay inay hubeysnaayeen degmada Dherkeenley ee gobolka Banaadir.
Toogashadan ayaa ka dhacday xaafadda Xoosh ee degmada Dherkeenley iyadoo la sheegay in iska horimaad hubeysan uu dhex maray ciidamada ammaanka iyo labada ruux ee la diley.
Wali kama aysan hadlin maamulka degmada...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa afur u sameeyay qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaankii 8-aad iyo 9-aad.
Ujeedka kulanka ayaa ahaa mid uu guddoomiyaha kaga mahadcelinaayay xildhibaanada howlihii wanaagsanaa oo ay dalka ka soo qabtay iyo in ey hada wada shaqeyn dhexmarto.
Xildhibaanada ayaa...
Ha’yadda Laanqayrta Cas ayaa ku dhawaaqday in ay labo kooxood oo dhakhaatiir ah ay u dirtay marinka Gaza si ay u caawiyaan dadkii dhawaan ku dhaawacmay qalalaasihii ka dhacay halkaasi.
Hay’adda ayaa sheegtay in dadkaasi ay la kulmayaan dhibaatooyin kala duwan oo ay uyu horreeyaan dhanka Caafimaadka.
Laan-qayrta Cas waxaa ay...
Qaramada Midoobay ayaa dowladda Suudaan-ta Koonfureed u qabtay bil iney ku gaarto heshiis ay dagaallada ku soo afjareyso haddii kale ay la kulmi doonto cunaqabateyn.
Golaha ammaanka ee qaramda midoobay ayaa wuxuu qaraar ka soo saaray Suudaan-ta Koonfureed qaraarkaasi oo digniin lagu siinayaa dhinacyada isku haya dalkaasi iney heshiis nabadeed...
Hay’adda xuquuqul Aadanaha Amnesty International ayaa ugu baaqday dowladda Itoobiya in deg deg look ala diro ciidamada Liyuu booliiska ee deegaanka Soomaalida Itoobiya.
Hay’adda ayaa war ay soo saartay waxaa ay ku sheegtay in ciidamada Liyu booliiska ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ay si sharci daro ah u laayeen dadka...
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad gobolleedka Puntland C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar (Camey) ayaa degmada Buuhoodle ka shegay in Puntland ka go’an tahay sida hadalka u dhiggay sii socoshada dagaalka deegaanka Tuka-raq oo ay isaga soo horjeedaan Somaliland.
Wuxuu sheegay in dagaalkaasi sii socon doono inta Somaliland ay heyso taako ka mid ah...
Weriyayaashan oo laba maalmood oo is xiga ciidanka Boolisku ay qabteen ayaa loo haytey in ay olole dadka ku dhaqan magaalada Laascaanood lagu kicinayo ay sameeyeen.
Sadex maalmood oo wadahadal maamulka iyo bahda Saxaafadda u dhexeeyey ayaa lagu guulaystey in la sii daayo C/samad Keyse Tungub oo Kaslsan TV u...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeybgalay kulan duco ah oo ka dhacay magaalada Nairobi ayaa Sheegay In Al-shabaab Doonayaan in ay Dadka Kenyaanka ah Isku Diraan,Wuxuuna digniin u diray shacabka Kenya.
Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay in bulshada ku dhaqan Kenya in Al-shabaab qorsheynayaan in ay iska...
Ra’iisul xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer ku tagay Garoonka Balli-Doogle ee gobolka Shabeellaha Hoose, oo ah saldhig ciidamada Mareykanka ku tababaraan ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee loo yaqaano Danab.
Garoonka Balli-Doogle aya hadda waxaa ay xero militari u tahay ciidamo ka tirsan kuwa Kumaandooska Soomaaliya iyo ciidamo ka...
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya, Mukhtaar Mahad Daa’uud oo qeyb ka ah wafdiga madaxweyne Farmaajo ee ku sugan dalka Kenya wuxuu caddeeyay inaysan jirin heshiis la ogyahay oo dhinaca xadduuda ah oo ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, wuxuu inta ku darray wadahadalkii u dambeeyay ee madaxweyne Farmaajo iyo...


















