Monday, August 24, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Saraakiisha ciidamada dowladda ee Koonfur Galbeed ayaa sheegay hawlgal ka dhacay deegaanka Kanaana oo hoos-yimaada degmada Diinsoor in ay ku dileen saddex dagaalame oo ka tirsanaa ururka Al-shabaab. Guddoomiyaha degmada Diinsoor Ibraahim Maxamed Nuur Shig-shigow oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in hawlgalka raggan lagu dilay in sidoo kale...
                        Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay sedex nin oo ku eedeysnaa in ay magaalada Kismaayo ka geysteen dilal. G/dhexe Sheekh Max’uud Isxaaq oo kamid ah garsooreyaasha Maxkamadda racfaanka ciidamada qalabka sida ee Jubbaland oo warbaahinta la hadlay kohor inta aan xukunka la...
 Ninka ugu cadcad dadka madaxweynaha Turkiga kula loolamaya doorashada madaxtinimada ee Axadda dhici doonta ayaa fagaare dad badani iskugu soo baxeen kala hadlay taageerayaashiisa magaalada xeebta ku taal ee Izmir. Muharrem Ince, oo ah hogaamiyaha xisbiga cilmaaniga ah ee Jamhuuriga Shacabka ayaa ku tilmaamay Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan nin daalay,...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeybgalay Shirka 32-aad ee Madaxda Urur Goboleedka IGAD kaas oo lagu dhexdhexaadinayo dhinacyada isku haya South Sudan. Shirkan aan caadiga ahayn oo dib loogu soo nooleynayo wada hadallada Madaxweynaha South Sudan Salva Kiir Mayardit iyo Madaxweyne K/xigeenkiisa hore Riek Machar ayaa Madaxda IGAD...
C/rashiid Xasan Axmed (Sandheere) oo ay da’diisu tahay 25 sano jir, kana tirsanaa ciidanka Booliska Jubbaland ayaa ku eedeysnaa in 12-ka Bisha May ee sanadkan uu dil bareer ah u geystay nin shacab ah oo lagu macaabi jiray Marxuum Max’ed C/laahi Xirsi.   Qaar kamid ah marqaatiyeyaashii goob-joogga ka ahaa goobtii...
                                                                                                 ...
  Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu si deg deg ah u saxiixi doono dikreeta Madaxweyne taas oo ku saabsan in qoysaska qaxootiga ah iyo carruurtooda aanan la kala geyn oo ay isla joogaan goobaha xudduuda Mexico. Kal hore xiisad ayaa ka dhalatay markii kumanaan carruur ah laga qaaday...
Kulan ay yeesheen guddoomiyeyaasha 17ka degmo ee gobolka Banaadir oo shir guddoominayey Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa looga hadlay amniga, daadajinta adeegyada asaasiga ah, sidii kor loogu qaadi lahaa ololaha nadaafadda iyo bilic soo celinta magaalada, u-diyaar garowga maalmaha xoriyadda ee foodda nagu soo haya. Ugu horeyn,...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku sii jeeda magaaladda Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaasi oo uu uga qeyb galayo shir aan caadi ahayn oo madaxda waddamada IGAD ay isugu imaanayaan. Ilo xog-ogaal ah oo ku dhaw madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya sheegaya in madaxweynaha...
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Khayre oo magaalada Oslo kula hadlayay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Norway ayaa faah faahin ka bixiyay heshiiskii dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ay wada galeen. Kheyre ayaa sheegay in ay jiraan sida dad ka soo horjeeda in ay dowladnimada oo wax walbana siyaasadeeya, waxaana uu intaa...