Shir ay isugu Yimaadeen Wax Garad Isugu Jira Odayaal, Saraakiil, Haween, Dhalinyaro, iyo Culimaa'u Diin uuna Shir Gudoominayey Wakiilka Xisbiga Midnimada Jamhuuriga ee Maamul Goboleedka Puntland C/fitaax Maxamed Cali ayaa Waxaa Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamey Sarkaal La Sheegey in Dhawaan uu Magacaabey Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya General...
Xafiiska Xeer Ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maxkamadda Ciidamada hor keenay dacwad ka dhan ah xidigle xoogga dalka Mowliid Cali Cabdi oo dil bareer ah u geystay Ex, dable Axmed Nuur Xuseen oo ay ka wada tirsanaayeen ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.
Xeer ilaalinta ayaa soo bandhigay cadeymihii laga qoray eedeysanaha,...
Mareykanka ayaa ku dhawaaqay inuu isaga baxay Xubinimada Golaha Xuquuqul Insaanka, iyagoo ka carrooday tallaabooyinka Goluhu qaaday ee ka dhanka ah Israa’iil.
Safiirka Mareykanka u fadhida Qaramada Midoobey Nikki Haley ayaa sheegtay in Golaha Xuquuqda Aadanaha uu yahay mid aan dhex dhexaad aheyn.
Waxaa ay sheegtay in mar walba Goluhu ka...
Wasiirka arrimaha dibadda Kuuriyada Koonfureed, Kang Kyung-wha, ayaa sheegtay in xayiraadaha saaran Kuuriyada Woqooyi ay wali sii jiri doonaan tan iyo inta gebi ahaanba dalkaasi uu ka burburinayo hubkiisa niyuukleerka.
Haweeneydan ayaa sheegtay in ay fileyso in Kuuriyada Woqooyi ay qaado tallaabo adag oo ay ku baabi’ineyso hubkeeda niyuukleerka, taa...
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maamul gobolleedka Jubbaland oo maalmihii ugu danbeeyayba howlgalo ka waday deegaannada ay maamulaan Al-shabaaab ayaa sheegay in ay la wareegeen gacan ku heynta deegaanka Buulo Xaaji.
Magaalada Kismaayo shalay waxaa ka dhacay shirka Golaha Amniga Jubbaland, kaasi oo daba socday shirkii Golaha Amniga Qaranka, waxaana diirada...
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo faah faahin ka bixiyay howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda deegaannnada Hirshabeelle ayaa sheegay in ay xoojinayaan dagaalka ka lagula jiro Al-shabaab.
Madaxweyne ayaa sheegay dagaalamayaasha Al-Shabaab ee Hirshabeelle soo weerara ka yimaadaan deegaannada Koonfur Galbeed iyo Galmudug.
Waxa uu tilmaamay in loo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Xog-haya guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres iyo Wasiirka arrimaha dibadda Norway Ine Marie Eriksen Søreide, ayaa si wadajir ah uga furay magaalada Oslo Shirka Madasha Oslo oo looga hadlayo dejinta Xasaradaha caalamka.
Ra’iisul Wasaare Xassan Cali Khare oo kulanka khudbad...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wareysi gaar ah siinayay TV Qaranka ayaa markii ugu horeysay faah faahin dheeraad ah ka bixiyay heshiiskii ay wada-gaareen Sabtidii aynu soo dhaafnay ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo Muqdisho booqasho ku yimid.
Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in asalka heshiiska labada dowladood ahaa...
Shirkan oo ay isugu yimaadeen guddiga amniga Jubbaland islamarkaana ay ka qeybgalayaan saraakiisha ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM ayaa furmay shalay gelinkii danbe, waxaana maalintii labaad uu ka socdaa magaalada Kismaayo.
Shirkan oo uu daahfuray madaxweynaha ayaa waxaa gudoominayay madaxweyne kuxigeenka 1-aad ee Jubbaland Mudane Max'uud Sayid Aadan waxaana...
Ra'iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa laamaha ammaanka dalkiisaa ku eedeeyay in ay ku kacaan falal argagixiso iyaga oo si sharci darro ah dadka u xira una jir dila.
Kumannaan ruux oo ay ka mid yihiin dad siyaasad u xirnaa ayaa la sii daayay, bishan horraanteediina wuxuu shaqada ka tiray...


















