Wafdigan oo ay horkaceeysay Lisa Flipetto oo ah madaxa xafiiska Qaramada ee Taageeridda Soomaaliya (UNSOS) islamarkaana uu qeyb ka ahaa wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Francisco Madeira ayaa waxa ay soo gaareen magaalada Kismaayo ayagoo kulan la qaatay madaxweynaha Jubbaland iyo xubno ka tirsan golihiisa...
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yaarisoow ayaa uga mahadceliyey Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hay’addaha Amniga iyo bulshada ku nool Caasimadda guulaha amniga ee laga gaaray sugidda amniga Muqdisho intii lagu jiray bishii barakaysnayd ee Ramadan.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlayay kulan muhiim ah oo...
Dowlada Itoobiya ayaa u qabatay 12 qof oo 9 ka mid ah ay yihiin saraakiil iyo saddex qof oo Shacab ah. Saraakiisha Booliiska ayaa loo haystaa inay ka hortagi waayeen weerarkan qarax ka hor intuusan dhicin.
Saddexda qof ee shacabka ah ayaa 2 ka mid ah ay yihin haween la...
Shir Xisbiyada Siyaasadu Yeesheen Maanta oo Kaga Hadleen Xaaladda Siyaasadeed ee Dalku Marayo/DAAWO:
https://www.facebook.com/xisbigamidnimadda.jamhuurigasomaaliyed/videos/1634864276630698/
warsom2011@gmail.com
Wararka naga soo gaaraya magaalada Addib Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Qarax uu ka dhacay meel aan ka fogeyn goob uu ka khudbeynayay ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo la hadlayay Kumannaan ruux oo isugu soo baxay dibedbax isaga lagu taageerayay.
Warbaahinta dalka Itoobiya ayaa sheegtay in Qaraxan...
https://youtu.be/dEpv1htLzs0
warsom2011@gmail.com
Dowladda Malta ayaa sheegtay in aysan qaabili doonin Muhaajiriin Afrikaan oo dhawaan lasoo badbaadiyay ,kuwaasoo Saaran Markab taagan xeebaha dalkaasi.
Dadkaa muhaajiriinta ah waxa Khamiistii laga soo samata bixiyey meel ka baxsan badda Libya.
Talyaaniga ayaa sheegay in dalka Malta diiday in uu qaabilo laba boqol iyo afar iyo soddon qof...
Wasiirka Arrimaha Gudaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu xilalkii uga qaaday mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan.
Wasiirka ayaa xilkii ka qaaday Duqii Magaalada Beledweyne, waxaana uu xilkaas u magacaabay Cali Cabdulqaadir Faarax.
Waxaa sidoo kale xilkii laga qaaday ku gudoomiye ku xigeenkii Amniga...
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii uu ka soo qayb galay shirkii Oslo Forum ee looga hadlayay xaaladda dhaqaale iyo dib u habaynta Maaliyadda Soomaaliya.
Madasha waxaa ka qeyb galay sanadkaan Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, Ra’iisul Wasaaraha...
Ciidamada Badda ee Dalka Liibiya ayaa shalay oo Khamiis ahayd badbaadiyay Laba Doomood oo ay saarnaayeen 301 Qof oo tahriibayaal Afrikaan ah, xilli ay ku guda jireen howlo gaafmeer ah.
Doomahan oo ku qallibmay Xeebta Magaalada, Garrabulli oo 55-KM Koonfur kaga beegan Caasimadda Tripoli ayaa waxaa dadka saarnaa ka mid...


















