Sunday, August 23, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Gudoomiye ku xigeenka Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa lagu soo oogay eedo musuqmaasuq, Philomena Mwilu waa sarkaalkii ugu sarreeyey ee dawladda ka tirsan ee ololaha musuqmaasuq la dagaalanka ah ee uu wado dacwad oogaha guud ee cusubi uu gaadhay. Waxa laga qabtay xarunta Maxkamadda Sare gelinkii dambe ee Salaasadii, hase...
Tan iyo markii ay dhaceen rabshadihii siyaasadeed ee keenay in ay dhacdo xukuumadii hore ee dowlad deegaan-ka, waxaa si is daba joog ah u soo baxayay warar sheegayay in dowladda dhexe ee federaalka Itoobiya dabacsan tahay in la kala diro gabi ahaan-ba ciidamada Liyuu Booliiska ee ka howlgala dowlad...
Kulanka oo ay ka qeybgaleen siyaasiyiinta, wax-garadka, haweenka iyo dhalinyarada beesha Xawaadle ayaa lagu eedeeyay dowladda dhexe ee federaalka in ay hareer-martay hannaankii awood –qeybsiga 4.5 kuna tumatay sida ay hadalka u dhigeen xuquuqdii ay beeshu ku laheyd dowladda dhexe. Siyaasiyiintii iyo waxgaradkii ka hadlay kulanka ayaa sheegay in madaxda...
Shalay waxaa xabsiga loo taxaabay madax-weynihii hore ee dowlad deegaan-ka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar oo maalmihii ugu danbeeyay-ba xabsi ku guri ku ahaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Cabdi Maxamuud Cumar ayaa ka soo muuqday warbaahinta isaga oo ay dhinac-yada ka socdaan ciidamo ka tirsan kuwa dowladda dhexe ee...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in calanka suran Aqalka Cad hoos loo dhigi doono, ka dib markii dad dhaliishan ay weerareen jawaabtii uu ka bixiyay geerida seneter John McCain oo ay ka wada tirsan yihiin xisbiga Jamhuuriga. Calammada xafiisyada faderaalka ayaa sidii caadiga ahayd dib loogu suray Isniintii,...
Dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dagaallada ka soconaya magaalada Tripoli ee dalka Liibiya iyo saameynta dagaalladaas ay ku yeeshen dhalinyarada Soomaaliyeed eek u jira xabsiyada dalkaasi. Danjiraha Soomaaliya ee Midowga Yurub Mudane Cali Saciid Faqi ayaa Qoraal kooban uu soo dhigay Baraha Bulshada wuxuu ku wargaliyay Bulshada Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay garoonka Kubadda Cagta (Muqdisho Stadium), ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay bilaabayso qorshe ballaaran oo lagu hawlgalinayo garoonkan. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay haatan joogto marxalad ay higsanayso dib u dhiska kaabeyaasha nolosha iyo soo celinta kaalintii muhiimka ahayd ee...
Gudiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya ayaa Maanta Xaflad ka Dhacdey Magaalada Muqdisho ku Gudoonsiiyey Shahaadada KMG Xisbiyo Siyaasadeed,Kuwaas oo ka kooban Illaa 7 Xisbi Siyaasadeed, Xisbiyadan oo In muddo ah ku Guda Jirey Sidii ay U buuxin Lahaayeen Shuruudaha Laga Rabo Xisbi Siyaasi ah ayaa Waxaa u Suura Gashey...
 In ka badan afar iyo toban baabuur oo iskugu jira noocyadda kala duwan ee Gaadiidka oo laga soo dhacay Itoobiya ayaa maanta lagu wareejiyey dawladda Itoobiya. Gaadiidkan ayaa lala soo baxsaday maalmihii shaqaaqooyinku ka socdeen Jig-jiga, waxaana lala soo gallay gobolada Awdal, Togdheer, Maroodi jeex iyo Gabiley, kuwaas oo badankooda...