Guddoomiyaha degmada Xamar –Weyne Cumar Shariif Maye ayaa lagu soo oogayaa dacwad ka dhan ah in uu gafay Booliiska Soomaaliyeed iyo xukuumadda uu madaxda ka yahay ra’iisal wasaare Xassan Cali Kheyre.
War-qad uu ku saxiixan yahay ku-simaha guddoomiyaha gobolka Banaadir Xusseen Maxamed Nuur ayaa shaqada looga joojiyay Shariif Maye, oo...
Dalalka Soomaaliya Itoobiya iyo Eritrea ayaa heshiis ku kala sixiixday magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea.
Heshiiskan ayaa waxa uu dhigayaa in Soomaaliya, Eritrea iyo Itoobiya ay yeeshaan iskaashi dhaqaale, amni, bulsho, dhaqan iyo siyaasadeed, lagana shaqeeyo sidii guud ahaan Gobolka Geeska Afrika loogu soo dabbaali lahaa xasillooni iyo horumar.
Heshiiskan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hor-kacaya dadaallo lagu xoojinayo qodobbadii ka soo baxay Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika, isaga oo ka shaqaynaya heshiis u dhexeeya dalalka Geeska Afrika oo ku saabsan isdhexgalka dhaqaale.
Madaxweyne Farmaajo, Raysalwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Ereteriya Isaias Afwerki ayaa la...
Markabkii ugu horreeyey ee laga leeyahay dalka Itoobiya ayaa 20 sano kadib maanta ku xirtay dekedda Eritrea , sida ay Twitterka ku qortay warbaahin xiriir la leh dawladda.
Ra'iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa hadda ku sugan dalka Eritrea, isaga oo wadahadal la leh madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, ka dib...
Xildhibaanka laga soo doorto deegaanka Kamukunji ee Islii ay katirsantahay ee magaalada Nairobi, Yuusuf Xasan Cabdi ayaa ka dalbaday bulshada Soomaalida ee ku nool Islii inay is dejiyaan, kaddib markii ay soo baxday warar ku saabsan howlgallo cusub oo ka billaabannaya xaafadda Soomaalida.
Wasaaradda arrimaha gudaha Kenya ayaa dhawaan shaacisay...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in maanta socdaalkiisii labaad uu ku tago magaalada Asmra ee dalka Eritrea.
Wasiirka wasaaradda warfaafinta dalka Eritrea Yemane G. Meskel ayaa boggiisa Twitter-ka ku sheegay in magaalada Asmara uu socdaal ku imanayo madaxweynaha Soomaaliya oo sida uu sheegay ka qeybgali doona shir ay...
Iyadoo maalintii shalay magaalada Dhuusa-Mareeb ee xarunta u ah maamul gobolleedka Galmudug lagu soo doortay mid ka mid ah kuraasta ka bannaan golaha Shacabka ayuu guddiga doorashada sheegay in la qabanayo doorashada kuraasta kale ee ka banaan golaha shacabka ee degaan doorashadooda ay tahay magaalada Baydhabo.
Kuraastan dhiman ee ka...
Wararka ka imanaya gobollada dhexe Soomaaliya, gaar ahaan gobolka Galguduud ayaa sheegaya in Al-shabaab qafaasheen in ka badan 60 odey dhaqameed.
Wararku waxaa ay sheegayaan in odayaashan ay xireen Al-shabaab in loo heysto bixinta diyo loo heysto dad ehel yihiin, diyada loo haystay odeyaasha ayaa gaaraysa 100 halaad islamarkaasna waxaa...
Iyadoo uu dhamaaday muddo xileedkii danjiraha xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa lagu wadaa in uu shaqada la wareego Nicholas Haysom oo u dhashay dalka Koonfur Africa.
Wali si rasmi ah looma shaacin magacaabistiisa, hasse ahaatee mas’uulkan cusub ayaa noqon doona ergayga xoghayaha guud...


















