Dowladda Kenya ayaa is hortaagtay Talaadadii todobaadkan diyaar ka anbabaxday magaalada Muqdisho in ay ka digto garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta.
Diyaaradan ayaa dadkii la socday waxaa ka mid ahaa wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abukar Islow, dib ayeey-na markii danbe ugu soo noqotay magaalada Muqdisho, iyada oo degtay garoonka diyaaradaha Aadan...
Kaddib kulan magaalada Jabuuti ay ku yeesheen wasiirro arrimo arrimo dibeddeedka wadamada Soomaaliya, Jabuuti, Eritrea iyo Itoobiya ayaa waxaa laga soo saaray war-murtiyeed kooban.
War-murtiyeedka ayaa lagu sheegay in ay tallaabadani tahay mid weyn oo loo qaaday dhanka adkaynta nabadda iyo deggenaanshaha gobolka, iyadoo lagu taageerayo is-dhexgalka dhaqaale iyo bulsho dalalka...
Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil ka socotay dawladda Mareykanka, waxaana ay ka wada hadleen dib u dhiska ciidanka iyo arrimo kale.
Si gaar ah ayaa labada dhinac waxay uga wada hadleen siddii dawladda Mareykanka ay ciidamada xoogga dalka uga taageeri...
Ciidamo ka tirsan dowladda Sooamaaliya ayaa lagu waramayaa subaxnimadii Arbacada ee todobaadka weerar ku qaadeen guriga iyo beerta madaxweynihii hore ee Soomaaliya Aadan Cabdulle Cismaan uu ku leeyahay degmada Janaale ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Warkan waxaa warbaahinta u sheegay Dr Siciid Aadan Cadde oo ka mid ah qoyska madaxweynihii ugu...
Qaramada Midoobay ayaa soo saartay warbixin ay ugaga hadlayso xoriyada hadalka ee dalka Soomaaliya iyadoo warbixinta lagu sheegay in horumar laga sameeyay xoriyaa hadalka balse weli loo baahan yahay in la sii hormariyo.
WAR SAXAAFADEED
XORRIYADDA HADALKA EE SOOMAALIYA: WELI LAMA HELIN
Warbixinta Qaramada Midoobay ayaa muujineysaa in inkastoo xoogaa horumar ah...
Saddexda Wasiirro arrimo dibedeed ee dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea ayaa gaaray dalka Jabuuti, kaddib shir madaxeedkii maalintii shalay magaalada Asmara ku dhaxmaray madaxweynayaasha saddexda wadan.
Shirka ugu soo dhamaaday Jabuuti saddexda madaxweyne ayaa qodobadii ku jiray waxaa ka mid ahaa in wasiiradooda arrimaha dibedda ay u diraan Djibouti si...
Koox budhcad ah ayaa xallay fiidkii Gaadhi nooca xamuulka qaada oo ay leedahay shirkadda Oomaar ku afduubteen bariga magaalada Hargeysa, kuwaas oo lala baxsaday.
Hawlgal balaadhan oo ay sameeyeen ciidanka Booliska ayaa xallay xilli dambe gacanta ku soo dhigay gaadhigii xamuulka ahaa iyo gaadhigii ay wateen kooxda afduubka samaysay.
Taliyaha ciidanka...
Wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa kulan ka qaatay madaxa waaxda horumarinta adeegga bulshada midowgga Yurub gaar ahaan Soomaaliya Mr, Olivier Louis.
Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa xoghayaha joogtada ee wasaaradda waxbarashada Soomaaliya Mudane Axmed Xassan iyo Maxamed Sabuul oo ka socday midowga Yurub.
Arrimaha...
Labo Qof ayaa ku dhintay dagaal la sheegay in uu hada ka socdo deegaanka Dan-dan oo hilaadii 40km dhinaca koonfureed kaga beegan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Wararka ayaa intaa ku daraya in ay Jiraan 5qof oo kale oo dagaalkaasi ku dhaawacmay Ilaa iyo hadana uu socdo, isu ciidansi xooglana...
Hooyada dhashay madaxweynihii hore ee dowlad deegaaanka Soomaaliyda Itoobya Cabdi Maxamuud Cumar oo magaceeda ku sheegtay Diid Mahad Caloow ayaa ka dalbatay bulshada Soomaaliyeed in ay u gurmadaan wiilkeeda Cabdi Maxamuud Cumar oo sida sheegtay xabsiga ku dhax xannuunsanaya.
Fariin ay soo dhigtay baraha bulshada ayeey uga codsatay bulshada Soomaaliyeed...


















