Doorashada kursi ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ku guuleystay Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Cabdullaahi Gaafoow Maxamuud.
Musharax Xiireey Muxudiin Cumar oo ah Guddoomiyihii hore ee degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa la...
Golaha iskaashiga dowlad-gobolleedyada Soomaaliya ayaa lugu wadaa goor dhow inuu shirkoodii saddexaad uga furmo magaalada Kismaayo kuwaasi oo halkaasi gaaray labadii maalin ee u dambeysay, sheegayna inay ka arrinsanayaan arrimaha khuseeya maamulladooda.
Shirkan oo uu marti geliyay madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa madaxda dowlad-gobolleedyada waxaa ay sheegeen in shirkan...
Ururkan ku abtirada Al-Qaacida ee Al-shabaab kana dagaalama gudaha dalka Soomaaliya ayaa daraasad la sameeyay lagu ogaaday in Lixdii bilood ee la soo dhaafay ay qaadeen xoogaggooda 418 weerar.
Weerarradan oo dhacay intii u dhaxeysay bishii October ee sanadkii 2017 ilaa bishii April ee sanadkan 2018, ayaa waxaa warbixinta lagu...
Ururka Warshadleyda Somaliland ayaa si weyn uga hor timid wareegtadii uu madaxweyne Muuse Biixi ku joojiyey cashuur dhaaf loo samayn jirey alaabta iyo badeecadaha dibada uga yimaada warshadaha.
Ururka warshadleyda ayaa sheegay hadii cashuur dhaafkaasi loo samayn jirey alaabta qaydhin ee dibada ka soo iibsadaan la joojiyey ay sababi doonto...
Magaalada Beijing waxaa si rasmi ah maalintii shalay uga furmay madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika oo kulmisay 53 qaran oo Afrikaan ah, Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika.
Shiinaha, oo ka duulaya xoojinta iskaashiga dhaqaale iyo xiriirka Shiinaha iyo Afrika ayaa waxa uu ku dhawaaqay Sanduuq horumarineed oo $60 bilyan ah...
https://www.facebook.com/GMDQSO/videos/840399186349375/
warsom2011@gmail.com
Waxaa magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha ka furmay Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ee (FOCAC) oo ay sanadkan ka qeyb galayaan madaxda 53 dal oo Afrikaan ah.
Madaxweynaha Shiinaha ee dalkiisa uu martigelinayo shirka Xi Jinping,ayaa furay shirka maanta oo Axad ah 3-September 2018-ka,waxaana ka qeyb galaya madaxweynayaasha...
Eng. Maxamuud Khaliif Xassan ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqey in uu u tartamayo doorashada xilka madaxweynaha Puntland ee ka dhici doonta magaalada Garoowe bisha Janaayo siddeedeeda sanadka 2019-ka; isaga oo halku-dhegga ololaha doorashadiisa ku magacaabay ‘Karti iyo Hufnaan’.
Xaflad si weyn oo qiira leh loogu soo dhaweeyay Eng. Jabiye...
Waa dhacdo ugub ku ah bulshada Soomaalida dhax-deeda kaddib markii la arkay meydka nin dhalinyaro ah oo ka lusha mid ka mid ah baalayaasha korontada deegaanka Siinka dheer ee dulleedka Muqdisho.
Dadka ayaa saakay ku waabariistay meydka ninka dhalinyarada oo ka soo raaraca mid ka mid ah balayaasha gudbiya kaawada...
Maxamed Cabdullaahi Maxamed Cadow oo ah eedeysanaha Koowaad ayaa Ciidamada amniga soo qabteen 22-kii bishii 4-aad ee sanadkan, iyadoo xilligaas lala xiriirnayay Al Shabaab, waxaana ciidamada amniga oo hayay xogta eedeysanaha ay xilligaas kadib ku wareejiyeen Hay’adaha baarista, waxaa uuna eedeysanaha fududeeyay in ay gacanta dowladda soo galaan Eedeysanayaasha...


















