Madaxweynaha Marekanka, Donald Trump ayaa ku eedeyay dalka Shiinaha inuu dadaal ku bixinayo doorashada Congresska ee dhacaysa bisha November inuu ku guul-daraysto xisbiga uu ka tirsanyahay ee Jamhuurigu.
Trump, ayaa ka sheegay shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay xukuumadda Shiinaha inay faragalineyso doorashada Congresska, arrinta oo u ku sheegay inaysan...
Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafa Maxamed Cumar Cagjar ayaa bartiisa facebooka ku qoray in xukuumadiisa ay u qorsheysan tahay inay soo celiso dhul ay sheegtay in si sharci daro ah loo qaatay.
Madaxweynea Cagjar ayaa sheegay in ay hayaan xogta ku saabsan dhul iyo hanta badan oo ay boobeen dad...
Hoggaamiyayaasha waddamada Marekanka iyo Kuuriyada Waqooyi ayaa qorsheynaya kulan kale, oo dhaca ka hor dhammaadka sannadkan.
Wasiirka arrimaha dibadda dalka Marekanka, Mike Pompeo ayaa sheegay inuu isugu wado howsha qorshaha kulan ay mar kale yeeshan Donald Trump iyo Kim Jong-un kaas oo laga yaabo inuu dhaco ka dib bisha October.
Mike...
Wasiirka amniga dowlad goboleedka Jubbaland Mduane C/rashiid Xasan C/nuur oo kulan la qaatay qaar kamid ah bulshada ku dhaqan degmada Baladxaawo ayaa ka hadlay xaaladda dalka iyo khilaafka siyaasadeed ee soo kala dhexgalay madaxda dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada.
Wasiirka ayaa ugu baaqay dowladda iyo dowlad goboleedyada in ay ka...
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sanadkii labaad ka baaqday shir weynaha guud ee Qaramada Midoobay ee magaalada New York ka socda.
Illaa hadda ma cadda sababta uu markii labaad shirka uga baaqanayo madaxweyne Farmaajo, waxaana arrintan ay dood ka dhalisay baraha bulshada iyadoo siyaabo kale duwan looga hadlay.
Wasiirka arrimaha...
Wasiirka arrimaha dibadda dalka Ruushka,Sergey Lavrov ayaa sheegay dalkiisa inuu diyaar u yahay inuu mar kale si xooggan ula shaqeeyo dowladda Soomaaliya.
Lavrov ayaa magaalada New Yor kulan gaar ah kula qaatay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya,Axmed Ciise Cawad oo halka u jooga ka qaybgalka shir weynaha guud ee Qaramada Midoobay.
"Dowladda...
Fadhi uu lahaa golaha shacabka ayaa maanta baaqday,sida ay xaqiijiyeen xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka.
Kulanka maanta ayaa lugu ballan-sanaa sii wadista ka doodista xeer hoosaadka Baarlamaanka, waxaana xildhibaannada xalay lugu wargeliyay inuu jiro kulanka Baarlamaanka maanta oo Arbaco ah.
Waxaa loo sababeeyay baaqashada kulanka Baarlamaanka ee maanta kooram la’aan.Lama oga sababta...
Taliyaha booliska Soomaaliya,S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed ayaa taliyeyaal iyo ku-xigeenno u qaabilsan booliska saldhigyo degmooyin ku yaalla Muqdisho iyo qaybo Boolis xilalkii ka qaaday.
Degmooyin ay saameysay wax ka beddelka madaxda amniga, waxaa ka mid ah Huriwaa, Warta nabadda ,Dharkeenley, Waaberi, Xamar jajab, iyo Shibis.
Afhayeenka booliska Soomaaliya, Kornayl Qaasim Axmed...
Hogaamiyaha aqlabiyadda Baarlamanka Kenya oo wareeysi gaar ah siiyay Warbaahinta Soomaaliya Qaar kamid ah ayaa ka hadlay xaaladda Soomaaliya iyo khilaafka u dhexeeya dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada.
Aadan Barre ayaa sheegay in madaxda Soomaaliya ay iyagu is heystaan halkii laga rabay in ay bulshada u shaqeeyaan, isagoo xusay...
Wasiirka Maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka billaha ah ee Guddiga dhaqaalaha (FGC meeting).
C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda oo u warmayay warbaahinta ayaa sheegay in kulanka maanta diiradda lagu saaray waxyaabihii guddiga u qabsoomay iyo caqabadihii ka horyimid tan iyo markii la...


















