Kaddib kulan magaalada Muqdisho ay maanta ku yeesheen mas’uuliyiinta Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed ayaa loo doortay islamarkaana cod gacan taag ah lagu ansixiyay in uu noqdo guddoomiyaha dhismaha Wadooyinka ee Rugta Ganacsiga ninka lagu magacaabo Farxaan Xusseen Xeydar.
Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed Maxamuud Cabdikariin Gabeyre oo ka hadlay kulanka ayaa sheegay...
Waxaa goor dhaw magaalada Muqdisho ka furmay shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka OIC,, iyadoo shirka si rasmi u furay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.
Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlayay furitaanka shirka ayaa sheegay in markii u horeysay ay tahay oo shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ka furmo,...
Cali Xaaji Warsame oo ka mid ah musharraxiinta u tartamaya xilka madaxweynaha Puntland, doorashada dhacaysa horraanta sannadka 2019 ayaa maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo oo si diirran loogu soo dhaweeyay.
Warsame oo ka soo kicitimay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya , waxaa garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo ...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Qatar Sultan bin Saad Al-Muraikhi ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, isagoo ka mid wah wafuuda ka qeyb galeysa Shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka OIC.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad iyo xubno ka tirsan Golaha...
Ciidamada Amaanka ayaa xiray dhamaanba isgoysyada magaalada Muqdisho, waxaana siweyn loo adkeeyay guud ahaanba amniga caasimada oo uu maanta ka furmo shirka Ururka Iskaashiga Islaamka.
Waxaa xiran Isgoysyada Banaadir, Zoobe, Taleex, KM4, Shaqaalaha iyo kuwa kale, dhamaantood marka la eego muhiim u ah isku socodka dadka iyo gadiidka.
Gaadiidka rayidka ayaa...
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka Ururka Iskaashiga Islaamka oo ay ka qeybgalayaan ergo ka kala socta ilaa 15 sal oo dunida muslimka ah.
Ergada shirka ayaa magaalada Muqdisho soo gaaray saakay ilaa shalay, waxaa magaalada ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Waxaa uu...
Dowladda Soomaaliya ayaa marti gelineysa shir heer wasiir ah oo kooxda xiriirka Soomaaliya u qaabilsan Ururka Iskaashiga Islaamku ku yeelanayaan magaalada Muqdisho Sabtida berri ah, sida ay baahisay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya.
Wufuud ka socota dalal badan oo xubno ah ururka Islaashiga Islaamka ee OIC ayaa maanta soo gaaray Muqdisho...
Mid iyo laba ma'aha gabdhaha Soomaaliyeed ee ku dhiiranaya in ay ka mid noqdaan dadka aadka looga yaqaano suuqa xayeeysiinta dharka.
Sannadahan dambe ayaa dhalinyarada waxa ay isku dayayaan in ay la jaanqaadaan dadka kale ee ku jira shaqadan ee ka soo jeeda bulshooyinka kale ee caalamka.Soomaalida kuma cusbo xirfaddan...
Sinéad O'Connor oo ah heesa caan ah oo u dhalatay dalka Ireland ayaa ku dhawaaqday in ay qaadatay diinta Islaamka,waxayna sheegtay in ay magaceeda badashay oo la baxday Shuhada Davitt.
Waxaa lagu xasuusta heestii aadka looga daba dhacay 1990 ee Nothing Compares 2 U.
Shuhada, ayaa sheegtay in ay go’aankan qaadatay...
Madaxweynaha Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sagootiyey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan iyo Madaxweyna Koonfur-galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo muddo toddobaad ah magaalada Garoowe u joogey ka qaybgalka shirka Madasha Iskaashiga Dowladdaha Xubnaha ka ah dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.
MadaxweynahaPuntland ayaa sheegay in maanta ay Puntland iyo shacabkeedaba...


















