Golaha Iskaashiga Dawlad Goboleedyada Soomaaliya oo Soo Dhaweeyey Warkii Kasoo Baxey Xubnaha Barlamaanka Aqalka Sare.

0
573

 Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda ayaa war kasoo saaray Go’aankii maalintii shalay kasoo baxay Golaha Aqalka Sare ee dhigayay in la xaliyay khilaafkii dowladda dhexe iyo dowlad gobolleedyada.

Warka ka  soo baxay Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda oo hadda uu  Gudoomiye ka yahay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa  si buuxda loogu taageeray dadaallada Aqalka Sare.

Qoraalka ka soo baxay Golaha Iskaashiga Dowlad gobolleedyada waxaa ku saxiixay madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf  :