Friday, August 21, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan oo ah madaxda xukuumadda dowlad gobolleedka Galmudug ee fadhiggiisu yahay degmada Dhuusa-Mareeb ayaa sheegay in Galmudug oo dhaweyneyso sida uu hadalka u dhigay baaqii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo si xal loogu helo khilaafka jira. Go’aanka uu qaatay Sheekh Maxamed Shaakir ayaa u muuqda mid...
In Muda Ah Waxaa Shir Uga Socdey Magaalada Muqdisho Xisbiyada Siyaasada Dalka iyo Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Dib U Heshiinta Iyagoo Ka Doodayey Xeerka Doorashooyinka Kaas oo Axsaabtu Si Gaar ah uga Doodayeen Mudo 5 Shan Cisho Ah Waxeyna Madaxda Xisbiyadu U Mahad Celiyeen Madaxda Wasaarada sidii ay Hawshaas...
Diyaarad nooceedu yahay Boeing 737 oo ay leedahay shirkadda Lion Air oo ay saarnaayeen 188 ruux ayaa ku dhacday badda dalka Indonesia wax yar uun ka dib markii ay ka kacday magaalada caasimadda ah ee dalka Indonosea ee Jakarta. Duulimaadkan oo lambarkiisu ahaa JT 610 ayaa ku sii jeedday Pang-kal...
Afhayeenka Golaha Iskaashiga Dowlad gobolleedyada Cabdullaahi Sheekh Xassan ayaa sheegay in ay u arkayaan warqada la sheegay in ay ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo mid lagu carqaladeynayo sida uu hadalka u dhiggay waanwaanta Aqalka Sare. ‘’Annaga ma jirto Qoraal ka soo baxay madaxweynaha dowladda Soomaaliya...
Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ogaaladay martiqaadka iyo gogosha uu fidiyay madaxweynaha dowladda federaalka, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,balse waxa uu sheegay inay ka war sugayaan dhex dhexaadinta iyo howsha uu wado Aqalka Sare. Cabdiweli, waxa uu calaamad su’aal geliyay inay Muqdisho tagayaan iyo in kale,isagoo sheegay in go’aankii horay...
Guddoomiyaha golaha Aqalka sare  Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiikiisa kula kulmay wakiilada gaarka ah ee Qaramada Midoobay  u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom iyo wakiilka gaarka ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Francisco Madeira. Xoghayaha guud ee Golaha Aqalka sare  Cali Maxamed Jaamac ayaa sheegay in kulanka looga...
Waxaa magaalada Pittsburgh ee dalka Mareykanka lagu dilay 11 qof kaddib markii qof hubaysan uu rasaas ku furay macbad Yuhuudda ay ku cibaadeysato oo halkaasi ku yaalla. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in dad badan ay ku dhinteen kuwa kalena ay ku dhaawacmeen werarkan oo uu ku tilmaamay mid...
uhuro iyo farmajo Madaxweynaha dowladda SoomaaliyaMaxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay khadka telefoonka kula xiriiray dhiggiisa dalka Kenya  Uhuru Kenyatta oo ay ka wada hadleen iskaashiga dhaqaale iyo amni ee labada dal. Agaasimha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Soomaaliya C/nuur Maxamed Axmed ayaa sheegay in madaxweynaha uu la soo qaaday dhiggiisa...
Maamul gobollleedka Jubbaland ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay dagaal shalay bartamaha magaalada ku dhaxmaray ciidamo ka wada tirsan Jubbaland, kaa oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Afhayeenka laamaha Amaanka Jubbaland Saciid Cabdi Joogsade oo la hadlay VOA ayaa sheegay xaalada magaalada waqtiga tahay mid degan, waxaana...
Dhaqaalaha gobolka sagaalad ee Puntland ayaa hadda hoos u dhacay, arrinta oo loo sababeeyay muddooyinkii dambe bulshada gobolka oo caan ku ahayd wax dhoofinta inaysan dibadda waxba u dhoofin. Gobolka oo dhaca bariga Puntland ee Garda Fuul , waxaa saameeyey dagaallada ka dhacay dalka Yemen, iyadoo ilihii dhaqaale ee gobolkaasi...