Tuesday, June 2, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka Soomaaliya, Xasan Macallin, ayaa xaqiijiyay in Dowladda Federaalka ay ka go’an tahay hirgelinta doorasho qof iyo cod ah, taasoo lagu beddelayo habka doorasho ee dadban oo muddo dheer dalka ka jiray. Hadalkan ayaa qeyb ka ah dadaallada dowladda ee lagu doonayo in lagu xaqiijiyo himilooyinka dimuqraadiyadeed...
Garsoore federaal ah oo Mareykan ah ayaa go’aamiyay in Wasaaradda Arrimaha Dibadda aysan adeegsan karin mamnuucidda socdaalka ee uu Donald Trump soo rogay si ay u diido fiisaha dadka ajaanibta ah ee codsada. Go’aankan wuxuu khuseeyaa 82 qof oo doonayay inay fiiso helaan, balse weli waxaa suurto gal ah in...
Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si cad uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isaga oo si gaar ah u dul istaagay aragtidiisa ku aaddan mucaaradka iyo hanaanka dimuqraadiyadeed ee dalka. Madaxweynaha oo ku sugan magaalada Dhusamareb, ayaa tilmaamay baahida loo qabo in dalka uu yeesho nidaam siyaasadeed oqaan-gaadhr...
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta qabtay shir jaraa’id oo uu si adag ugu weeraray Madaxweynaha hadda talada haya, Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo ku eedeeyay inuu isticmaalayo hadallo qabiil ku saleysan si uu kursiga ugu sii nagaado. Rooble ayaa ku andacooday in Madaxweyne Xasan uu...
Galinkii dambe ee Shalay waxaa magaalada Beledwayne ee xarunta gobolka Hiiraan ka qabsoomay kulan looga hadlaayay dardar galinta dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab iyo sidii looga xureyn lahaa meelaha ay kaga sugan yihiin Hiiraan. Kulanka ayaa dhexmaray masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan, saraakiisha ciidanka Militeriga Soomaaliya, hoggaamiyaha ciidanka Macawiisleeyda...
Ugu yaraan 23 muwaadiniin Soomaaliyeed ah ayaa geeriyooday kaddib markii laba doon oo waday muhaajiriin sharci-darro ah ay ku degeen xeebaha Lampedusa ee dalka Talyaaniga. Kooxaha gurmadka ee ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa ku guuleystay inay badbaadiyaan 15 qof, sida uu sheegay Safiirka Soomaaliya ee Talyaaniga, Ibraahim Cumar Sheegow, Arbacadii. Safiirka waxa...
Safiirkii hore ee Mareykanka ee Soomaaliya, larry Andre. ayaa ugu baaqay dowladda Mareykanka in ay si taxaddar badan uga fiirsato arrinta Somaliland, xilli ay sii xoogeysanayaan codadka gudaha Mareykanka ee ku baaqaya in maamulka Hargeysa loo aqoonsado dal madax-bannaan. Diblomaasigan ayaa sheegay in Geeska Afrika uu ku jiro xaalad aad...
Puntland ayaa ku dhawaaqday in howlgallada ka socda buuraha Calmiskaad ee Gobolka Bari lagu dilay ku dhawaad 700 dagaalyahan oo ajaanib ah tan iyo markii howlgalkan la bilaabay dabayaaqadii sannadkii hore. Puntland ayaa sheegtay in Soomaalida ku dhintay howlgalkaas ay ahaayeen shan qof oo keliya. Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, la-taliyaha madaxweynaha Puntland...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa saakay si rasmi ah xarigga uga jaray dhismaha cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug oo laga hirgeliyay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Dhismahan casriga ah oo loo dhisay si loo xoojiyo shaqada sharci-dejinta ee maamulka Galmudug ayaa qeyb ka ah mashaariic ballaaran oo lagu...
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday abaal-marin gaareysa illaa $10 milyan oo dollar iyo dib-u-dejin, taas oo la siin doono qofkii keena xog muhiim ah oo ku saabsan dhaqdhaqaaqa maaliyadeed ee kooxda Daacish ee Soomaaliya. Mareykanka ayaa sheegay in ISIS-ta Soomaaliya ay tahay mid ka mid ah laamaha ugu muhiimsan ee...