Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u magacaabay Danjire Maxamed Cali Nuur Ameriko inuu noqdo maareeyaha cusub ee Dekedda Muqdisho, taas oo ah tallaabo istiraatiiji ah oo lagu horumarinayo hufnaanta iyo howlgalka dekedda oo ka mid ah ilaha dhaqaale ee ugu muhiimsan dalka.
Dowladda Soomaaliya Safiirkii hore ee Kenya...
Ciidamada xoogga dalka, gaar ahaan kuwa Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgal qorsheysanaa oo dhanka cirka ah ka fuliyay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Howlgalkaan duqeynta ahaa ayaa si gaar ah loogu bartilmaameedsaday dhufaysyo iyo gabaadyo ay ku dhuumaaleysanayeen horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab.
Warsaxafadeed kasoo...
Urur Siyaasadeedka Dadka Soomaaliyeed ayaa Dhawaan Magacaabey Gudiga Doorashada iyo Soo Xulidda Xubnaha Ururka uga Qeybgelaya Golayaasha Deegaanka Degmooyinka iyo Barlamaanka Gobolka Banaadir,Gudiga oo ka Kooban 5 Xubnood oo leh Gudoomiye ku Xigeen iyo Xubno waxey Bilaabeen Hawlahooda ayaa Shacabka ku Wargeliyey in ay Araajidooda Gudiga u keenaan si...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan si guul leh uga fuliyey deegaanka Cumar Beerre iyo deegaannada ku dhow ee ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay ku warantay warbaahinta rasmiga ah ee dowladda Federaalka.
Howlgalkaas oo ujeedkiisu ahaa in lagu baabi’iyo khatarta iyo dhibaatada Al shabaab ay ku hayaan...
Qaramada Midoobay ayaa walaac xooggan ka muujisay hoos u dhaca maalgelinta gargaarka bini’aadantinimo ee Soomaaliya. Warbixin cusub oo kasoo baxday QM ayaa lagu sheegay in Soomaaliya la gaarsiiyay kaliya 17% maalgelintii gbani’aadamnimo ee qorshaysnayd sanadkan.
Qaramada Midoobay waxay sheegtay in sanadkan Soomaaliya loo qoondeeyay in la helo 1.42 bilyan oo...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo weerar culus oo xakay maleeshiyaadka Al-shabaab ay ku qaadeen saldhig ciidamada dowladda Fedaraalka iyo kuwa Koonfur Galbeed ay ku leeyihiin deegaanka Barujeed ee dueedka magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay.
Wararka oo ahaa mid kooxdu ay ku bilawday bambooyin ayaa waxaa xigay dagaal fool ka...
Liiska xildhibaanada maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa xalay saqdii dhex si rasmi ah loo shaaciyay, kaddib muran ka taagnaa kalsoonida lagu qabo guddiga hubinta iyo ansixinta xildhibaaanada ee ay DFS soo magacowday.
Tirada xildhibaanada lagu dhawaaqay xalay ayaa gaaraya 83 xildhibaan, wuxuuna maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya noqonayaa mid kamid ah...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sharif Sheekh Axmed, ayaa si adag uga digay qorshe uu sheegay in ay wado dowladda Federaalka Soomaaliya oo lagu doonayo in lagu xiro xafiiska siyaasadda ee Qaramada Midoobay (UNSOM) ee dalka.
Shariif Sheekh Axmed ayaa ku tilmaamay arrintaas mid khatar galin karta hufnaanta doorashooyinka soo socda...
Dowladda Kenya ayaa daaha ka qaaday baahida loo qabo taageero caalami ah si loo xoojiyo dadaallada la-dagaallanka argagixisada ee ka socda gudaha Soomaaliya, iyadoo si gaar ah diiradda u saareysa baahida degdegga ah ee loo qabo in la buuxiyo saldhigyadii ay ka baxeen qaar kamid ah Ciidamada Howlgalka Midowga...
Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa sheegtay in warqaddii uu Senator Ted Cruz kaga codsaday Trump in uu “aqoonsi” siiyo Somaliland ay ahayd mid lagu weeraray xidhiidhka Shiinaha-Soomaaliya, isla markaana ay ahayd faragelin cad oo loo gaystay arrimaha gudaha Soomaaliya.
Safaaraddu waxay sheegtay in arrintani ay muujinayso dhaqanka kali-talisnimo iyo cabbudhin...

















